Browsing: Somali
Xafiiska waxbarashada maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta oo 8/7/2021 shaaciyey Natiijada Imtixaanka shahaadiga Fasalka 8-aad ee sanad Dugsiyeedka 2020/2021.
Guddoomiyaha Guddiga madaxa bannaan ee Doorashooyinka Madaxda ban maamul Goboleedka Puntland Guuleed Saalax Barre ayaa ka hor yimid oo arrin…
Qarax xoog leh ayaa ka dhacay magaalada Dubai ee dalka Imaaraadak Carabta, kaasoo gilgilay qeybo ka mida magaalada.
Ciidamada Booliska Gobolka Banaadir ayaa caawa toogasho ku dilay nin ku hubeysnaa Qori oo looga shakiyey inuu watay waxyaabo qarxa.
Maxkamadda Ciidamada Puntland ee Gobolka Mudug ayaa maanta Dil toogasho ah ku xukuntay 8 xubnood oo lagu soo eedeeyay inay…
Madaxtooyada dowlad Goboleedka Puntland ayaa jawaab kulul u dirtay Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan oo maanta qoraal…
Afhayeenka Howlgallada Alshabaab C/casiis Abuu Muscab ayaa sheegtay inay Alsahbaab dagaalladii Koonfurta Mudug ay qasaare lixaad leh gaarsiiyeen ciidamada dowladda…
Wasiirka Qorsheynta xukuumadda xilgaarsiinta Jamaal Maxamed Xasan ayaa weerar aan hore loo arag oo culus ku qaaday Madaxweynaha Puntland Siciid…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarasiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo ee caasimadda KMG…
Madaxweynihii xilka hayey ee dalka Haiti ayaa lagu diley gurigiisa subaxnimadii hore ee Arbacada saaka, sida ay xaqiijiyeen madaxda dowladda…
Wararka laag helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu dagaal dhex maray ciidamada dowladda ee halkaasi ku sugan oo dhexdooda is-rasaaseeyay.
Dowladda Masar ayaa ku eedeysay Itoobiya inay jabisay sharciga caalamiga ah, kadib markii ay heshay ogeysiis sheegaya in dowladda Itoobiya…
Ra’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta socdaaalkiisii ugu dhoofay magaalada Kismaayo ee caasimadda Dowlad-goboleedka Jubaland.
Alshabaab ayaa sheegatay in dagaallo culus kadib ay dib u qabsatay degaanka Bacaadweyn ee Gobolka Mudug.
Taliska Mareykanka ee Qaarada Afrika (AFRCOM) ayaa Gaadiid gaashaaman ku wareejiyay maanta Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed.
Xubnaha Guddiga xalinta Khilaafaadka ee Heer Federaal ayaa maanta doortay Guddoomiye cusub, kadib kulan ay ku yeesheen xarunta Afisiyoone ee…
Xubnaha Guddiga maamulaya doorashada maamulka Puntland oo ka kooban 11 xubmood ayaa maanta magaalada Muqdisho ku doortay Guddoomiye iyo ku…
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya ayaa walaac ka muujiyay xaaladda dhalinyarada tababarka ciidan loogu qaaday dalka Eritrea, iyagoo baaq u diray…
Ciidamada Dowladda Federaalka iyo kuwa Galmudug ayaa dib u qabsaday saaka degaano ka tirsan Gobolka Mudug oo saddex bulood ka…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa wiil arday ah oo lagu dilay jaamacadda Camuud ee magaalada Boorame, Gobolka Awdal.
