Browsing: Somali
Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Kenya Maxamur Axmed Nurr (Tarsan) oo dib ugu laabtay dalka Kenya ayaa shaaciyey in safaaradda…
Sheekh Mukhtaar Roobow Cali (Abuu Mansuur) oo sanadkii saddexaad u xiran madaxda dowladda Soomaaliya ayaa la sheegay inay xaaladiisa sii…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerarkii is-miidaminta ahaa ee galabta ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ah oo Galabtaka dhacay Magaalada Muqdisho.
Guddiga Doorashooyinka dadban ee heer Federaal 2021 ayaa fadhi ay yeesheen maanta ku doortay Guddoomiye KMG ah oo qabanqaabinaya doorashada…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa qaar ka mida dad 24-kii ee Alshabaab ay Toogashada ku fulisay dhowan, kuwaasoo la…
Mas’uul ka tirsan Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa xaqiijiyay in askar Soomaali ah ay Eritrea geysay gudaha dalka Itoobiya, gaar…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa socdaal gaara galabta ku tegay magaalada Kismaayo ee xarunta maamulka Jubbaland.
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa jawaab degdeg ka bixiyey hadal uu maanta munsaabadda 1-da Luulyo ka jeediyey madaxweynihii muddo xileedkiisu…
Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hadlay munaasabad lagu xusay 1-da Luulyo oo maanta lagu qabtay Xarunta Tiyaatarka…
Xoghayaha Arrimaha Dibedda Mareykanka Antony Blinken oo war kasoo saaray xaaladda Soomaaliya ayaa ugu baaqay madaxda dowladda federaalka iyo dowladaha…
Wararka laga helayo magaalada Boorame ee Gobolka Awdal ayaa sheegaya in ciidamada Booliska magaaladaasi ay xabsi u taxaabeen haweeney hor…
Guddiyada Doorashada heer Federaal, heer maamul Goboleed iyo Xalinta Khilaafaadka ayaa shalay 30-kii June 2021 tababar looga furay magaalada Muqdisho,…
Al Shabaab ayaa markii aftaad muddo 3 malmood ah toogasho ku fulisay dad ay kusoo eedeysan inay Basaasay u ahaayeen…
Booliska magaalada Muqdisho ayaa xarunta CID-da kusoo bandhigay Burcad dhac kala duwan ka geystay xarumo gacansi, Mooto iyo dad caadi…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa beeniyay warar suuqa la geliyey oo ku saabsan isbedel lagu sameynayo Qodobbo…
Dhaco aan hore loo adag ayaa magaalada Hargeysa laga soo weriyey, kadib markii xalay Tuugo ay Guri u dhaceen, kadibna…
Mareykanka ayaa ku booriyey madaxda Soomaalida inay raacaan jadwalka cusub ee doorashada Soomaaliya, ayna sii wadaan wadahadalka u dhaxeeya.
Alshabaab ayaa 27 – 28-ki June Xukunno toogasho ah oo degdeg ku fulisay tiradii ugu badneyd xubno lagu soo eedeeyay…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay dardaaran laga reebay Is-miidaamiyihii isku qarxiyey Degaanka Wisil ee Gobolka Mudug, maamulka Galmudug, kaasoo furay weerarkii…
