Browsing: Somali
Dagaal muddo kooban socday ayaa degaanka Xaawo Cabdi duleedka Muqdisho ku dhex maray dagaalamayaasha Alshabaab iyo ciidamada Booliska gaarka ah…
Qaramada Midoobay ayaa sheegtay in Ereteriyaay xilligan maamusho qeybo ka mida Gobolka Tigray ee dalkaItoobiya.
Golaha Wasiirada dalka Itoobiya ayaa ansixiyey qaraar magaca looga bedelayo xaruntii Akadeemiyada Hoggaanka ee Meles Zenawi, magaalada Adis abnaba.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa mar kale shir isugu yeeray madaxda maamul goboleedyadam kadib muddo bil…
Waxaa magaalo ku taalla dalka Masar Neef Ari ah oo madax daanyeer leh, kaasoo argagax dhaliyey, si weyna looga hadlayey…
Qaramada Midoobay ayaa dalal ay Soomaaliya ka mid tahay ku dartay dalalka Liiska madow ee tacdiyada loogu geysto caruurta, laguna…
Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federalka Soomaaliya ayaa sharci darro ka dhigay ilaa lix sharci oo uu saxiixay Madaxweynaha muddo xileedkiisu…
Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgalka dagaal ee ka socda Gobolka Shabeellada Dhexe, ujeedkiisu yahay in Alshabaab laga…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Gedo Maxamed Nur Macalimuu ayaa qeylodhaan kasoo saaray xayiraad uu sheegay inay saareen madaxda Hayadda Sirdoonka…
Dilal kala duwan ayaa saacadihii ugu danbeeyay ka dhacay magaalooyinka Muqdisho iyo Beledweyne, waxaana sheegtay kooxda Alshabaab.
Guddiga Madaxa Bannaan ee La-dagaallanka Musuqmaasuqa oo khilaaf ka taagnaa sharciyadisa ayaa faraha lasoo galay arrimaha Doorashooyinka, kadib war-kii ugu…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa la wareegtay degaanka Maryan-Gubaay ee Gobolka Sh/Hoose ee hoostaga degmada Baraawe.
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in caawa magaaladasi lagu dilay mas’uulkii Gobolka ee dhlainyarrada.
Xeer ilaalinta Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta shaacisay Magaca askarigii ka dambeeyay dilkii 17/5/2021 loogu geystay Sheekh Cali Axmed Faarax Dhoore…
Guddigii Ra’iisal wasaare Rooble u magacaabay dib u eegista iyo kala shaandheynta Xubnaha Guddiyada Doorashada ee cabashada laga keenay ayaa…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wajahaya xaalad siyaasadeed adag oo uga timid mid ka mida madaxda…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Dil xalay ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan degmada Wadajir oo loo geystay sarkaal…
Waxaa caawa qaraxyo dhowr ah laga maqlay caasimadda Muqdisho, iyadoo ay Miino ku qarxday Gaari marayey agagaarka Isgoyska Taleex ee…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka hadlay maamuus uu caawa u sameeyay Kalluun la bilaabay in loo…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha ayaa shaaciyay Xubnaha Guddiga Doorashada Qaran oo uu guddoomiye u yahay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen…
