Browsing: Somali
Midowga Musharixiinta ayaa ka gaabsaday Guddiyada uu xalay magacaabay Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta, kadib markii dib u eegis lagu sameeyay…
Wararka laga halayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in gabar ka mida ahayd hablo Soomaaliyeed oo la afduubtay nolol lagu helay.
Wasiirkii hore ee Madaxtooyada: “Ciidamada Eritrea ku maqan waxaa laga yaabaa in Rahan loo heysto..”
Wasiiru dowlihii hore ee Madaxtooyada Soomaaliya C/qaadir Sheekh Cali (Baqdaadi) ayaa ka hadlay xaaladda ka taagan askarta ku maqan dalka…
Ciidamada milateriga Soomaaliya ayaa dagaal culus kula galay dagaalamayaasha Al-Shabaab degaanka Orshe oo dhinaca Bari ka xiga Magaalada Dhuusamareeb ee…
Isbaheysiga Xisbiyada mucaaradka Somaliland ayaa ku guuleystay maamulka magaalooyinka Burco iyo Laascaanood ee Gobollada Togdheer iyo Sool.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa caawa magacaabay Guddiyada Doorashada dadban ee Federaalka, Maamul Goboleedyada iyo Xalinta Khilaafaadka.
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xlilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu wadaa inuu goor dhow shaaciyo Liisyada Guddiya Doorashada ee Heer Federaal,…
Wasaaradda Dfiaaca Turkiga ayaa ku guuleysatay tijaabada Gantaal Maraakiibta laga gano oo burburiya Maraakiibta dagaalka.
Jahawareer xoog leh ayaa hareeyay sixitaanka iyo kala xalinta Cabashada laga keenay Guddiyada Doorashada oo ahaa qodobka koowaad ee heshiiskii…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka digay qaabka loo wado kala saarista Guddiyada Doorashada, isagoo sheegay inay mugdi gelin doonto…
Dadweynaha dalka Iiraan ayaa doortay madaxweyne cusub, kadib doorashadii guud ee dalkaasi ka dhacday shalay.
Waxaa sii koradhaya falalka afduubka iyo dilka ah ee Soomaalida loogu geysanayo dalka Kenya muddooyinkii ugu danbeeyay.
Taageerayaasha madaxweynaha waqitigiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si weyn uga carooday tallaabo uu qaaday Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay qarax is-miidaamin ah oo saaka ka dhacay degaanka Biyo-cadde ee Gobolka Sh/Dhexe.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax loo adeegsaday Gaari laga soo buuxiyey waxyaabaha qarxa oo lala beegsaday saldhiga ciidamada…
Xog kale oo dheeraad ah ayaa laga helay dhalinyarrada askarta ah ee ku maqan dalka Eritrea, iyadoo lasoo bandhigay xaalada…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa la filayaa inuu maanta shaaciyo Liiska Guddiyada Doorashada Dadbsan ee Federaalka Soomaaliya.
Madaxweynihii hore ee Galmudug Axmed Ducaale Geelle (Xaaf) ayaa si kulul ula hadlay madaxweynaha xilligan ee Galmudug Axmed Qoorqoor, isagoo…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa ugu danbeyn maanta magacaabay xubnaha laga bedelay guddigii doorashada ee cabashada laga keenay.
Wasiirka cusub ee Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumdda xilgaarsiinta Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ayaa fasaxay dhammaan shirkadaha shatiyada loo…
