Browsing: Somali
Golaha degaanka magaalada Hargeysa ayaa goor dhoweyd doortay Duqa cusub ee caasimadda Somaliland, magaalada Hargeysa.
Wasiirrada arrimaha dibadda ee Soomaaliya iyo Kenya Maxamed Cabdirisaq Maxamud iyo Raychelle Omamo, ayaa maanta wadahadal ku yeeshay khadka telefoonka.
Alshabaab ayaa soo bandhigtay Manhajka Waxbarashada Dugsiyada Dhexe oo dhammeystiran, 4 sano kadib markii ay dhaqan gelisay Manhajka Dugsiyada Hoose…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa shaaciyey Maamul Goboleedka kaliya ee ay u xayiran tahay howshii Guddiga Doorashada iyo…
Waxaa soo baxday faragelin ay la kulmeen Guddiga Wasiirada ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble u saaray kala shaandheynta xubnaha…
Golaha Siyaasiinta kasoo jeeda Gobollada Waqooyi ee Somaliland ayaa ku eedeeyay madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu faragelin…
Nin u dhashay dalka Spain ayaa lagu xukumay 15 sano oo xabsi ah kadib markii uu dilay hooyadiis, isla markaana…
Sarakaal ka tirsan Booliska AMISOM ayaa maanta gaaray magaalada Garbahaarey ee xarunta Gobolka Gedo.
Xildhibaabo iyo Senatoro ka ka tirsan labada Aqal ee Baarlamaanka ayaa sameeyay Guddi la socda xaaladda askarta ku maqan daka…
Dab xoog leh ayaa ka kacay goob shidaalka lagu iibiyo ee Isgoyska Black Sea, degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Waxaa sii kordhay qasaaraha qarixii is-miidaaminta ee ka dhacay xerada ciidamada Jeneraal Dhega-badan, iyadoo dhaawacyo badan la geeyay isbitaallada Muqdisho.
Booliska oo xiray Darawallo Bajaaj oo maanta bannaanbax ka dhigay Muqdisho, kadibna lagu sii daayey…
Ciidamada Booliska magaalada Muqdisho ayaa xiray qaar ka mida darawallada Mooto Bajaajleyda ah ee maanta bannaanbax looga horjeedo maamulka Gobolka…
War kasoo baxay Alshabaab ayey ku sheegatay mas’uuliyadda qarixii is-miidaaminta ahaa ee maanta lagu qaaday Xerada ciidamada Jeneraal Dhega-badan ee…
Taliyaha ciidanka xoogga dalka General Odawaa Yuusuf Raage ayaaka hadlay khasaaraha ka dhashay qarixii is-miidaaminta ee maanta ka dhacay xerada…
Boqolaal ka mida wadayaasha Mootada Bajaajyada magaalada Muqdisho ayaa bannaanbax ka wada magaalada Muqdisho, iyagoo xirtay waddo muhiim ah oo…
Mushariixinta Xisbiga talada haya ee Kulmiye ayaa ku guuleystay doorashadii Duqa magaalada Berbera, kadib markii ay doorashada ku dhacday si…
Faahfaahin dheerad ah ayaa laga helayaa qarax uu fuliyey qof is-miidaamiye ahaa oo isku qarxiyey Xerada ciidamada ee Genaraal Dhega…
Taliyihii hore Booliska gobalka Banaadir Jeneraal Saadaq Cumar Xasan (Joon) ayaa maanta gelinkii dambe gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Galmudug.
Maxkamadda Ciidammada Qalabka Sida ee Gobolka Mudug, maamulka Puntland ayaa 17 ruux ku xukuntay Dil toogasho ah, markii lagu helay…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa kasoo jawaabtay qoraalkii Wasaarada Arrimaha dibadda Soomaaliya ee lagu caadiyeeyay xiriirka labada dal, looguna baaqay…
