Browsing: Somali
Alshabaab ayaa maamul hoostaga u sameeyay degaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug, kadib markii ay dagaal kula wareegtay Bishii April 2021.
Isku daygii afgembi ee dalka Jordan ayaa lugaha la galay amiirka leh dhaxalka Boqortooyada Sacuudiga, kadib baaritaan lagu waday kiiskan…
Xildhibaan ka mida Golaha wakiilada ee dhowaan lagu doortay magaalada Berbera oo la weeyay muddo 5 maalmood ah ayaa jawaab…
Guddi uu Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta u magacaabay baarista askarta ku maqan dalka Eritrea ayaa lagu dhaliilay inaan loo baahneyn…
Waxaa xalay Xaafadda Galmudug, degmada Dharkeynley ee magaalada Muqdisho laga helay meydka gabar dhalinyaro ah oo la dilay.
Taliska Ciidamada Booliska Soomaaliya ayaa shaaciyey in la qabtay koox dhalinyarrada ka dhoofin jirtay magaalada Muqdisho. kadib howlgal ay ciidamada…
Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa ku dhawaaqay in ciidamo gaar ah oo Mareykan ah loo dirayo dalka Kenya si ay…
Wasiirka Arrimaha dibadda Jabuuti Maxamuud Cali Yuusuf ayaa soo dhoweeyay soo celinta xiriirka diblomaasi ee dalalka Soomaaliya iyo Kenya.
Madaxweynihii hore xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xariga iyo xabsiga ku heynta Sheekh Mukhtaar Roobow ku tilmaamay sharci darro iyo…
Fulinta Heshiiskii labaad ee Doorashada Soomaaliya ayaa si gaabis ah ku socda, iyadoo ay Wakiilada Beesha Caalamka shardi adag ku…
Alshabaab ayaa soo bandhigtay inuu isku soo dhiibay sarkaal sare oo ka tirsanaa ciidamada dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya.
Waxaa maanta dib u bilowday duulimaadyadii diyaaradaha ee tooska ugu kala gooshi jiray dalalka Kenya iyo Soomaaliya, kadib muddo ka…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali C/llaahi Guudlaawe ayaa xilka ka qaadis ku sameeyay Wasiir ku xigeen ka tirsan maamulkiisa.
Dowladda Federaalka oo Kenya ugu baaqday inay Dib u furato Safaaradeedii Somaliya, kuna dhawaaqday..
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay inay caadi ka dhigtay xiriirkii diblomaasi ee kala dhaxeeyay dalka Kenya, iyadoo baaq u dirtay Dowladda…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay guddi la sheegay inay soo baarayaan cabashada waalidiin Soomaaliyeed…
Dowladda Sacuudiga ayaa sanadkii labaad joojisay inay dadka Muslimiinta ahe e dalalka dibadda ka imaanaya Waajibaadka Xajka u tagaan dalkaasi.
Maxkamadda oo Xukun ku riday Lix Ganacsade oo Alshabab u qaabisanaa soo dejinta Kiimikada Qaraxyada…
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta xukun ku riday Ganacsato ku eedeysan inay dalka keeni jireen Kiimikada oo…
RW Rooble iyo Wakiilka Q/Midoobay oo kulan ka yeeshay Fulinta Heshiiskii Doorashada iyo Caqabadaha..
Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta kulan la yeeshay Wakiilka Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay James Swan.
Safiirka Soomaaliya u fadhiyey dalka Turkiga Ambassador Jaamac C/llaahi Caydiid ayaa loo magacaabay inuu Soomaaliya wakiil uga noqdo dalka Azerbaijan.
Wadahadallo u socday madaxda Xisbiyada Mucaaradka Somaliland ee Waddni iyo UCID ayaa heshiis hoose looga gaaray awod qeybsiga magaalooyinka qaarkood,…
