Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in koox hubeysan ay xalay weerar ka fulisay bartamaha magaaladaasi, halkaasoo ka geysatay…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabad casuumaad ah loogu sameeyay degmada Dayniile ee Gobolka Banaadir oo markii…
Gudddoomiye ku-xigeenka Aqalka Sare Abshir Axmed Maxamed (Bukhaari) ayaa Dalab ku saabsan dhaqaajinta Dacwadda baarista Askarta ku maqan dalka Eritrea…
Madaxweynayaasha Dowlad Goboleedyada Hirshabelle iyo Koofur Galbeed ayaa soo bedelay xubnihii cabashada laga keenay ee ku jiray Guddigii doorashada ays…
Waalidiinta Caruurta ku maqan dalka Eritrea ayaa qoraal cabasho ah u qortay xeer ilaaliyaah guud ee Qaranka, iyagoo ka codsaday…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa amar cusub kusoo rogay xubnaha ay dib u soo magacaabeen dowlad Goboleedyada…
Puntland ayaa soo bandhigtay qaar ka mida dhalinyarrada Soomaalida ee askar ahaanta loogu qaaday dalka Eritrea, iyadoo ka sheekeeyay xaaladda…
Dowlada Kenya ayaa fasaxday diyaaradihii tegi jiray ama uga imaan jiray Soomaaliya, kadib muddo ay xayiraad saartay.
Wasiirka Warfaafina xukuumadda Xilgaarsiinta Soomaaliya Cusmaan Abuukar (Dubbe) ayaa shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho, isagoo ka hadlay arrinta duqeynta…
Waxaa magaalada Muqdisho goor dhoweyd ka bilowday bannaanbax lagu dalbanayo in dib loo soo celiyo askarta ku maqan dalka Eritrea.
Wasiirkii hore ee Arrimaha Gudaha Cabdi Faarax Siciid (Juxa) ayaa khiyaano Qaran iyo arrin ugub ku ah siyaasadda Soomaaliya ku…
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir Thabit Cabdi Maxamed ayaa Ra’iisal wasaarihii hore Musharax Xasan Cali Kheyre dusha u saaray mas’uuliyadda…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo ah Guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa ka hadlay xaaladda askarta Soomaalida ee…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, xildhibaan Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si kulul uga hadlay askarta dowladda Soomaaliye ee ku maqan dalka…
Xukuumadda xilgaarsiinta Soomaaliya ayaa shaacisay shaqada ay qaban doonaan Guddiga Farsamada ee maamulka Doorashada dadban ee uu shalay magacaabay Ra’iisal…
Midowga Musharaxiinta ayaa soo dhoweyn laba shard ku xiran kasoo saaray shaqada hordhaca ah oo ay qabteen Guddiga uu magacaabay…
Ciidamada Milateriga Soomaaliya iyo kuwa Maamulka Hirshabeelle ayaa howlgal ay ka fuliyey Gobolka Sh/Dhexe, gaar agaan deegaanada Warciise, Aqab duco…
Ciidanka Xooggga dalka Qeybta 27-aad, ayaa howlgal ballaaran oo ka dhan ah Al shabaab ka fuliyay deegaano ka tirsan gobalka…
Ra’iisul wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay Guddi Farsamo heer sare ah oo u qaabilsan hirgelinta Doorashada dadban…
Gudoomiye ku xigeenka Aqalka Sare oo Dacwad ku saabsan Askarta ku maqan Eritrea kusoo oogaya Farmajo
War-saxaafadeed uu soo saaray Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayuu ku sheega inuu hoggaamin…
