Browsing: Somali
Warbixinta sanadlaha ah ee Wakiilka Sare ee Qaramada Midoobay Xuquuqda Aadanaha iyo warbixinnada Xafiiska Wakiilka Sare iyo Xoghayaha Guud ayaa…
Dowladda Eritrea ayaa eedeyn culus u jeedisay Mareykanka, iyadoo ku eedeysay inuu taageerayo jabhadda Tigreega ee dagaalka wada.
Warbixin la fialyo inay dhowaan kasoo baxdo Guddiga Xuquuqda Insaanka Qaramada Midoobay ee Xaaladda Eritrea ayaa lagu xusay wararka sheegaya…
Dalka Kenya waxaa ka bilowday daawashada filim ay soo saartay Shirkad Kenyan ah oo uu wax ka metelayo Jilaa Soomaali…
Alshabaab ayaa falal qaraxyo iyo dil ka fulisay caasimadda Muqdisho iyo degaanka Jazeera ee Gobolka Sh/hoose.
Taliyaha Qeybta Booliska ee Gobolka Banaadir ayaa galabta kormeer dhoolatus ah ku tegay wadadda isku xirta magaalada Muqdisho iyo Afgooye,…
Hoggaamiyaha kooxda Boko Haram Abubakar Shekau ayaa is-dilay kadib dagaal uu la galay dagaal-yahanada kooxda Daacish ee Gobolka Galbeedka Afrika…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgarsiinta Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda Imaaraadka Carabta ee Soomaaliya.
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir, ahna xubin ka mida Midowga Musharixiinta ayaa si toos ah keligiis uga hor yimid qaabka Xukuumadda xilgaarsiinta…
Beesha Mudullood ee Gobolka SH/Dhexe ayaa bixisay lacag Diyo ah oo ay ku xukuntay Maxkamadda Alshabaab, kadib markii lagu helay…
Ciidamada Booliska ayaa shaaciyey inay qabteen nin ku eedeysan inuu dilay xaaskiisa, kaasoo baxsad ahaa.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee ee Soomaaliya ayaa Maanta lasoo taagay Ganacsato ku eedeysan inay dalka keeni jireen Kiimikada iyo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble oo sii wada magacaabida xowliga ku socota ee agaasimeyaasha wasaaradaha ayaa agaasime cusub…
Wareegto uu soo saaray Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilkii looga qaaday Agaasimihii Guud ee Wasaaradda…
“Wixii aan ka diidnay Farmaajo ka yeeli meyno Rooble..” Go’aan Culus oo uu qaatay C/raxman C/shakuur
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay qaabka ay xukuumadda u kala saartay Guddiyadii cabashada laga qabay ee Doorashada, isagoo…
Xisbiyada Mucaaradka ah ee Somaliland ayaa ku dhawaaqay isbaheysi siyaasadeed, kadib natiijadii kasoo baxday Doorashada Golayaasha degmooyinka iyo wakiilada iyo…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida Midowga Musharixiinta ayaa ka hor yimid qaabka ay Guddiga xukuumadda ay u xaliyeen…
Guddiga Xaqiijinta Xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee tabshada laga keenay ayaa xalay saqdii dhexe kadib ku dhawaaqay inay Guddiyada Doorashada ka…
Laba musharax oo middi kasoo jeedo beelaha laga tirada badan yahay ee la heyb sooco ayaa taariikh aan hore loo…
Waxaa goor dhoweyd lagu dhawaaqay natijada Doorashadii Golaha Wakiilada Gobolka Maroodijeex oo ahaa Gobolkii ugu danbeeyay ee la wada sugayey.
