Browsing: Somali
Natiijada Doorashada Golaha Degaanka Hargeysa oo la shaaciyey iyo Musharax taariikh dhigay (Akhriso)
Waxaa lagu dhawaaqay natiijada Doorashadii Golaha degaanka Caasimadda Hargeys, iyadoo ay xisbiyada isku dhowaayeen.
Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM) ayaa War kasoo saaray eedeyntii ay dowladda Soomaaliya u jeedisay ciidamada Kenya inay duqeyn…
Booliska magaalada Muqdisho ayaa shaaciyey inuu ku raad joogo eedeysane fal dil ah kula kacay haweeney xaaskiiska ahayd 4 June…
Taliska Booliska oo War cusub kasoo saaray Kiiska Gabadhii yareyd ee la dilay, laguna qariyey Digsi…
Taliska Booliska Soomaaliyeed ayaa faahfaahin ka bixiyey kiiska gabar yar oo dil naxdin leh loogu geystay magaalada Muqdisho, kadibna lagu…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda Xilgaarsiinta C/raxmaan Ducaale Beyle iyo Wasaaradiisa ayaa bilaabay olole ay Qaaraan ugu ururinayaan ciidamada dowladda, kadib markii…
Fulintii Qodobkii ugu horeeyay ee Heshiiskii labaad ee Doorashada ayaa dib ugu dhacay toddobaadkii labaad, iyadoo heshiiska ay ku caddeyd…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga heayaa qarax ka dhacay Isgoyska Macallin Nuur, agagaarka Ex. Kontrol Afgooye ee degmada Dharkeynley, magaalada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay caasimada Muqdisho, kaasoo lagu sheegay inuu geystay qof isku soo…
Iyadoo lag wado in maanta ilaa caawa lagu dhawaaqo Gobolkii ugu danbeeyay ee natiijada Doorashada Goorashada Golaha Wakiilada Somaliland ayaa…
Alshabaab ayaa sheegatay inay saaka dib ula wareegtay degaanadkii Gobolka Sh/Dhexe ee dhowaan ay ka qabsadeen ciidamada dowladda.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in dad tageerayaasha musharax kusoo bixi waayay doorashadii Golayaasha Degmooyinka ay xirteen wadadda…
Fal kale oo naxdin ah ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, kadib markii haweenay xaas ahayd uu arxandarro ah u dilay…
Dowladda Federalka Soomaaliya ayaa si weyn u cambaareeyay duqeynta ay Kenya kasii wado Soomaaliya, ayna ku disjay dad shacab ah.
Taliska ciidamada Dowladda ayaa ka qaaday dhammaan ciidankii Asluubta ee ku sugnaa Barihii koontaroolada ee degmada Xamarweyne, waxaana ay ku…
Waxaa soo baxaya natiijada Doorashada Golaha wakiilada Somaliland, iyadoo ilaa hadda la shaaciyey 5 Gobol oo kala ah: Togdheer, Sool,…
Taliska ciidamada Xoogga dalka ayaa shaaciyey in dagaalkii maanta ka dhacay Gobolka Sh/Dhexe, gaar ahaan degaanka War-ciise iyo Warta Jillaabe…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa dagaal qaraar oo maanta ka dhacay degaanka War-ciise ee duleedka Magaalada Jowhar, xarunta Hirshabeelle.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa duqeyn ay ciidamada cirka Kenya ku qaadeen degaano ka tirsan Gobolka Gedo.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya inuu halkaasi ku geeriyooday taliyihii ururka Lixaad ee ciiidamada Gorgor.
Iyadoo ay soo baxayaan Natiijooyinka Doorashadii Golayaasha Wakiilada iyo Degmooyinka Somaliland ayaa la sheegay inuu xildhibaan noqday nin kasoo jeeda…
