Browsing: Somali
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xil gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta booqasho ku tegay magaalada ay daadadka go’doomiyeen ee xarunta Hirshhabeele.
Waxaa socda tirinta codadkii Doorashada Golayaasha Wakiilada iyo Degmooyinka Somaliland, waxaana soo baxay ilaa iminka natiijada hordhaca ah ee 18…
Taliyaha ciidamada Asluubta Gen. Mahad C/raxmaan Aadan ayaa si kulul uga hadlay falkii ka dhacay shalay Barta Koontaroolka ee ciidamada…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inay duqeyn ka fulisay diyaarad nooca Drone-ka ah oo ay leedahay dowladda Kenya.
Madaxweynaha dowlad gobaleedka Puntland Saciid Cabdullahi Deni ayaa magacaabay xubnaha guddiga doorashooyinka ee maamulkiisa.
Taliyaha ciidamada Asluubta Jen. Mahad ayaa ka hadlay is-rasaaseyn galabta ka dhacday bar ay joogaan ciidamada Asluubta ee u dhow…
Xildhibaan C/risaaq Cumar Maxamed ayaa sheegay in rasaastii lagu furay Kolonyadii uu la socday madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegay in rasaas lagu furay gadiid kolonyo ah oo uu la socday madaxweynihii hore…
Guddoomiyaha Aqalka Sare e Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa magacaabay lix xubnood oo ka mida Guddiyada Doorashada heer Goboleed iyo kuwa…
Waxaa goor dhoweyd soo baxday oo la shaaciyey natiijada Doorashada Goleyaasha Degaanka degmooyinkii ugu horeeyay ee Somaliland.
Qodobkii ugu horeeyay ee Heshiiska labaad ee Doorashada Soomaaliya, laguna saxiixay Muqdisho 27-kii Bishii May 2021 ayaa dib u dhac…
Waxaa weli socota tirinta codadka Doorashada goleyaasha deegaanka iyo wakiillada Somaliland, iyadoo si weyn loo sugayo natiijada, kadib markii ay…
Maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ayaa magaalada Muqdisho ku dilay sarkaal ka tirsan Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Heer Dowlad Goboleed iyo xubnaha uga mid noqonaya Guddiyada Doorashada…
Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa laba qodob oo cusub kusoo daray tilmaaamaha guddiyada Doorashooyinka looga saari karo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa xilalkii ka qaaday agaasimeyaashii guud ee laba wasaaradood oo muhiim ah, isagoo…
Guddiga xukuumadda ee Ra’iisal wasaaraha u saaray xalinta khilaafka Doorashada Guddiyada khilaafaadka ayaa shaaciyey tirada xubnaha cabashada laga keenay ee…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa dhacdo naxdin leh oo ku saabsan gabar yar oo qoyskeeda ay raadinayeen dhowr maalmood, balse meydkeeda…
Dabley hubeysan ayaa saaka weerar ku qaaday Kolonyo uu la socday Wasiirka Howlaha Guud iyo Gaadiidka ee dalka Uganda Gen.…
Ciidamada dowladda, gaar ahaan kuwa Saldhiga Booliska Degmada Dayniile ee magaalada Muqdisho ayaa toogasho ku dilay Nin hubeysan oo la…
