Browsing: Somali
Ciidamadii ay dowladda Federaalka geysay magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabelle ayaa amar diido iyo G adood ku dhaqaaqay maanta.
Waxaa hadda magaalada Muqdisho ka socda bannaanbax ay dhigayaan waalidiinta ay wiilashooda ku maqan yihiin dalka Eritrea oo tababar ciidan…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabelle ayaa ku jirta go’doon aanay cidna u gudbi karin, kana bixi…
Alshabaab ayaa soo gabagabeysay dabaaldeg iyo fantasyo ay u sameeyeen munaasabadda Ciidul Fitriga oo lagu qabtay magaalooyinka kala duwan ee…
Waxaa la xaqiijiyey inuu geeriyooday Taliye ku-xigeenkii Qeybta Guud ee Booliska Gobolka Banaadir oo dhaawac halis ah kasoo gaaray qaraxii…
Doorashada Baarlamaanka dalka Itoobiya ayaa markii labaad dib u dhac ku yimid, kadib markii Guddiga Doorashada dalkaasi, iyadoo aan waqti…
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), ayaa magaalada Kismaayo kulan kulan yeeshay Taliyaha howlgalka Ciidamada Maraykanka ee Afrika Generaal…
Dagaalyahanada Xamaas ayaa maanta Gantaallo dhowr ah weerartay magaalooyinka Israa’iil oo ay ka mid tahay caasimadda Tel Aviv.
Xaalad halis ah ayaa ka dhalatay dilka Sheekh caan ka ahaa magaalada Gaalkacyo oo 11-ka May 2021 meydkiisa laga helay…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geelle ayaa maanta markii shanaad loo caleemo-saarayaa xilka madaxweynaha dalkaasi oo uu hayay tan…
Booliska Soomaaliya ayaa baahiyey muuqaalka iyo magaca eedeysane baxsad ah oo la sheegay in loo maleynayo inuu ku sugan yahay…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka baaqsaday munaasabadda caleemo-saarka Madaxweynaha dib loo doortay ee dalka Jabuuti…
Dowladda Kenya ayaa diyaarado gaara u fasaxday inay tagaan Somaliland, iyadoo ay jirto xayiraadda duulimaadka ee ay saaray Soomaaliya.
Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda xil gaarsiinta Soomaaliya ayaa ka jawaabtay eedeyntii uga timid maamulka Hirshabeelle ee ahayd inay xayirtay lacago loogu…
Qeybta Warbaahinta Alshabaab ayaa xalay baahisay muuqaal ay dagaalyahannada islaamka ee dunida ku nool ugu yeereyso inay u soo hijroodaan…
Muuqaalka wiilka yar ee lagu magacaabo Xamza Nassar oo ku shahiiday weerar ay diyaaradaha ciidamada Yuhuudda ku qaadeen Marinka Gaza…
Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda xil-gaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa maanta gurigiisa ugu tegay Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo…
Ciidamada Yuhuudda oo adeegsanaya diyaaradaha dagaalka, Taagiyada iyo Madaafiicda Goobta ayaa sii wada duqeyn aan kala joogsi lahayn oo ay…
Iyadoo inta dalalka Islaamka maanta oo Khamiis ah laga ciidayo Ciidul fitriga sanadkan 1442H ayaa waxaa jira dhowr dal oo…
War-saxaafadeed kasoo baxay Guddi madaxweynaha Hirshabeelle u magacaabay arrimaha fartahaadda ayaa lagu sheegay in kharash loogu talogalay wax ka qabashada…
