Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in taliye ka tirsan Booliska Gobolka Banaadir oo goostay, kuna biiray dhinaca ciidamada…
Aqalka Sare oo ka digay tallaabooyinka ka hor imaanaya Dastuurka DalkaGuddoomiyaha Aqalka Sare ee BFS Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa…
Guddoomiye ku xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare Abshir Maxamed Axmed (Bukhaari) ayaa sheegay in madaxweynaha xilkiisu dhammaaday lagula xisaabto falalka…
Wasiirka Amniga Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa afar su’aalood oo xasasi ah weydiiyey madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo.
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda dadaallo lagu doonayo in lagu xakameeyo iska hor imaadyada 24-kii saac ee ugu danbeeyay ka…
Xaalada caasimadda Muqdisho ayaa degan saaka, kadib iska hor imaadyo iyo dagaallo culus oo xalay ka dhacay degmooyin iyo xaafado…
Qaramada Midoobay ayaa dhinacyada isku haya magaalada Muqdisho ku boorisay inay joojiyaan dagaalka oo ay is xakameeyaan.
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay xaaladda Muqdisho iyo dagaalladii ka dhacay saacadihii ugu danbeeyay.
Waanwaan ay wadaan dhinacyo kala duwan ayaa ka socota caawa magaalada Mqdisho, iyadoo saqdii dhexe kadib uu qaboobay dagaalladii ka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa xaqiijinaya inay ciidamada milateriga dowladda ee gadoodsan kana hor yimid muddo kororsiga Maxamed C/llaahi…
Madaxweynihii hore, ahna guddoomiyaha Midowga Musharixiinta Shariif Sheekh Axmed ayaa ka adlay xaaladda ka taagan Muqdisho iyo dagaalada ka socda.
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa si kulul u canbaareeyay weerar ay shegeen ciidanka Maxamad Farmaajo ku qaadeen hoyga ay Muqdisho ka…
Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa ka dhashay dagaaladii maanta ka dhacay magaalada Muqdisho oo qaarkood ay weli socdaan.
Raasaas ayaa Goor dhoweyd ka qaraxay agagaarka isgoyska KM4 iyo xaafado ka tirsan degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.
Madaxweynihii hore Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay in ciidamo ka ama qaata Madaxweynihii hore Maxamed C/llaahi Farmaajo ay weerar ku…
Wararkii ugu danbeeyay ee magaalada Muqdisho oo maanta marti gelisay iska hor imaadyo shaqaqooyin iyo xaalad kacsan ayaa hadda degan.
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu dagaal kale ka qarxay agagaarka Isgoys Mirinaayada ee degmada C/casiis, halkaasoo uu…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa amray in la dhaariyo Guddiga La-Dagaallanka Musuqmaasuqa oo ahaa guddi sharcinimadiisa…
Dowladda Itoobiya ayaa safiir cusub u soo magacawaday Soomaaliya, kaasoo soo gaaray caasimadda Muqdisho, kadib markii muddo xileedkiisu dhammaaday safiirkii…
Dagaal ayaa ka dhex qarxay ciidamada dowladda iyo Ciidamo ka tirsan Milateriga oo qabsaday degaano ka mida caasimadda ee Waqooyiga…
