Browsing: Somali
Ciidmada gadoodsan ee Milateriga Soomaaliya ayaa goor dhoweyd la wareegay qeybo cusub oo ka mida caasimadda Muqdisho.
Warar dheeraad aha ayaa kasoo kordhay xaaladda kacsan ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay ciidamo gadoodsan qabsadeen qeybo ka mida…
Ciidamo gadoodsan oo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa maanta la wareegay qeybo ka mida caasimadda Muqdisho.
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in ciidamo gadoodsan oo ka horjeeda Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Maxmed Farmaajo ay la…
Waxaa xaalad kacsan ka jirtaa Isgoyska Black Sea ee magaalada Muqdisho, kadib markii halkaasi lagu arkay gaari weyn oo nooca…
Xaaladda magaalada Muqdisho ayaa saaka degan, iyadoo tan iyo xalay ay socdeen dhaqdhaqaaq ciidan oo laga dareemay caasimadda.
Waxaa isa soo taraya warark ku saabsan in ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ee fadhigoodu ahaa Gobolka Sh/Dhexe ay soo…
Wasiirka Maaliyadda xukuumadda xilgaarsiinta C/raxmaan Ducale Beyle ayaa sheegay in dowladda aysan wax lacag ah heynin, kadib markii beesha caalamka…
Dabley hubeysan ayaa caawa magaalada Muqdisho ku dishay oday nabaddoon ah oo ka mida odayaasha dhaqanka degaanka.
Xukuumadda xilgaarsiinta ayaa Guddi saraakiil ka kooban 5 xubnood u magacaabay baarista shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha Muqdisho 22-kii bishan…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay go’aanadii kasoo baxay Golaha Amniga Midowga Afrika, Qaramada Midoobay iyo ururrada kale ee caalamioga…
Dowladda Federaalka ayaa lagu wadaa inay go’aan cusub ka qaadato khilaafka Doorashada dalka iyo muddo kordhinta la diiday.
Faruk Fatih Ozer oo 28 sano jir ah aya xaalad weyn ka abuuray dalka Turkiga, kadib markii uu la baxsaday…
Talyihii Saldhigga Booliska degmada Waaberi Maxamed C/qaadir Mooshin oo ka mida saraakiisha qeybta ka ahayd howlgalkii lagu dilay Guddoomiyihii degmada…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa Qandaraas ku siiyey shirkad dhinaca ololaha qaabilsan oo Mareykan ah…
Maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada ayaa maanta billowday dhageysiga kiiska dacwad qaadista dilkii guddoomiyihii degmada Hodan ee magaaladda Muqdisho Cabdixakiim…
Dallaka Xubnaha ka ah Golaha Ammaanka Qaramad Midoobay ayaa muujiyeen sida ay uga walaacsan yihiin sii socoshada is-mari waaga siyaasadeed…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Lacag lagu qabtay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho 18-kii bishan April 2020.
Madasha Badbaado Qaran ee Soomaaliyeed ayaa soo dhoweysay go’aannadii kasoo baxay Golaha Amniga iyo Nabadda Midowga Afrika oo lagu cambaareeyay…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wareysi siiyey Wargeyska Buffalo News ee kasoo baxa magaaladii uu…
