Browsing: Somali
Diyaargarow xoog leh ayaa ka socda Gobolka Gedo gaar ahaan degmooyinka Doolow iyo Beledxaawo oo maanta lagu soo dhoweynayo Wasiirkii…
Midowga Yurub ayaa hanjabaadii ugu cusleyd iyo canaan kulul usoo diray Madaxda Soomaalida, iyadoo loogu tirtirsiiyey inay degdeg heshiis uga…
Waxaa goor dhow la shaaciyey talo soo jeedintii Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka ku gaareen magaalada Baydhaba 16 kii Febraayo 2021.
Wararka laga helayo degaanka Ceelasha Biyaha ee duleedka Muqdisho ayaa sheegaya in weerar qorsheysan lagu dilay guddoomiye waaxeed ka tirsan…
Madasha Badbaaado Qaran ayaa shir uga furmay magaalada Muqdisho, kaasoo barbar socda shir kale oo ay Afisyoone ku leeyihiin madaxda…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in dowladda Somaaliya ay Gaadiidka aanay rasaasta karin diyaarad ku geysay Galabta garoonka…
Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa markii ugu horeyay qirtay in ciidamada Eritrea ay galeen, kana dagaalamen Gobolka Tigray, kadib…
Madaxweynaha muddo xileedkiisu dhammaaday Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ay weheliyeen, Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda xilgaarsiinta, Madaxweyneyaasha Dowlad Goboleedyada taageersan ee Galmudug,…
Mareykanka ayaa si toos ah ula hadlay Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday ee Soomaaliya Maxamed C/llaahii Farmaajo iyo madaxda maamul Goboleedyada ay…
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa si xikmadeysan uga hadlay xaalada dalku marayo, wuxuuna welwel ka muujiyay halka…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay kulan gaara la yeeshay Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni.
Wasiirka amniga dowlad Goboleedka Jubbaland Cabdirashiid Xasan Cabdinuur (Janan) ayaa ka hadaly heshiis la sheegay inuu la galay dowladda Federaalka.
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in wadahadal u socday wakiilada Madaxweynaha xilkiisu dhammaday Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wasiirka…
Waxaa socda dadaal ay wadaan wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya iyo Safiirka Mareykanka, kaasoo la isugu keenayo Madaxweynaha xilkiisu dhammaaday…
Xafiiska Qaramada Midoobay ayaa qoraal kooban uga hadashay kulankii hordhaca ahaa ee ay maanta xarunta Afisyoone ku yeesheen madaxweynaha muddo…
Farmaajo iyo Madaxda taageersan oo isaga tegay Teendhada Xalane iyo War ay kasoo saartay Xukuumadda…
Madaxweynaha Xilkiisu dhammaaday iyo madaxda saddexda maamul Goboleed ee taageersan ayaa ka tegay xarunta Teendhada Xalane, kadib markii ay kasoo…
Waxaa goor dhoweyd gudaha Xalane shir degdega uga furmay Xubnaha ku mideysan Madasha Badbaado Qaran, iyadoo looga hadlayo xaaladda shirka…
Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa cafis u fidiyey weriye Kilwe Aadan Faarax oo maxkamad milateri ay dhowaan 3…
Qoraal kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayuu Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ku shaaciyey inuu guddoomiyey kulan hordhac u…
Madaxda Maamul Goboleedyada K/Galbeed, Galmudug iyo Hirshabeelle ayaa qoralalo isku mida kasoo saaray shirka Afisyoone ee maanta lagu wado inuu…
