Browsing: Somali
Madaxweynayaashii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo Shariif Sheekh Axmed ayaa goor dhoweyd ka guuray Hotelka Maa’ida ee u…
Soomaaliya 4 sano kadib oo uu madaxweyne ka ahaa Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo 11 maalmood oo uu Villa Somalia ku…
Dowladda Mareykanka ayaa dhinacyada magaalada Muqdisho boorisay inay joojiyaan dhammaan shaqaaqooyinka.
Warr kasoo baxay Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa lagu sheegay inuu aad uga welwelsan yahay iska hor imaadyada hubeysan…
Waxaa gudaha Garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho ka dhacay qarax sababay qasaare, iyadoo aan la ogeyn waxa dhaliyey qaraxaasi.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya, ahna Musharax xilka Madaxweynaha Xasan Cali Kheyre ayaa sheegay inay ka badbaadeen isku day dil…
Rasaas ayaa laga maqlayaa qeybo ka mida magaalada Muqdisho, kadib markii ay ka bilowdeen bannaanbaxyo ay hoggaaminayaan Musharixiinta Madaxweynaha.
Dowladda Federaalka ayaa ciidamadii ugu badnaa ku daadisay wadooyinka magaalada Muqdisho si looga hortago dadweyne la qorsheeyay inay maanta dhigaan…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed oo ah guddoomiyaha Midowga Musharixiinta ayaa sheegay in weerarka ay ciidamada Dowladda ku…
Warbaahinta dowladda ayaa baahisay Warr uu ku saxiixan yahay Wasiirka Amnig Xukuumadda xilka sii heysa Xasan Xundubey Jimcaale oo lagu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha xilligiisu dhammaaday Maxamed C/llaahi Farmaajo dagaal iyo dhiig daadin,…
Faahfaahin ayaa kasoo baxeysa rasaas saqdii dhexe kadib ka dhacday agagaarka Daljirka Dahsoon oo u dhow Hotelka Maa’ida oo ay…
Rasaas goosgoos ah ayaa laga maqlayaa magaalada Muqdisho, xilligan oo ah saacad iyo bar ku dhowaad saqdii dhexe.
Odayaasha Dhaqanka magaalada Muqdisho oo uu hoggaaimayo Imaam Maxamed Yuusuf ayaa farriimo iyo waanwaan nabadeed u kala qaaday Musharixiinta Madaxweynaha…
Ciidamo uu hoggaainayo Jen. Yuusuf Siyaasd Indha-cadde ayaa caawa la wareegay Taallada Daljirka Dahsoon iyo agagaarkeeda oo Berri la filayo…
Musharixiinta Mucaaradka ayaa goor dhoweyd galabta socdaal dhoolatus ah ku tegay Taallada Daljirka Dahsoon ee magaalada Muqdisho oo Berri la…
Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga ayaa noqday diblomaasigii ugu horeeyay ee ka hadla xaalada siyaasadeed ee dalka iyo…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socda diyaar garow laba dhinac ah oo ku saabsan bannaanbaxa ay Berri oo Jimce ah qabanayaan…
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa War qoraal ah oo ay saartay uga digtay dadka dhalashada Mareykanka heysta inaysan u dhowaan…
Prof. Cabdi Ismaaciil Samatar ayaa ka hadlay xaaladda Doorashada iyo arrinta Gobollada Waqooyi ee Somailland, isagoo sheegay inaysan wax tal…
