Browsing: Somali
Madaxtooyada Soomaaliya iyo Xafiiska Soomaaliya Q/Midoobay ee UNSOM ayaa si iskhilaafsan uga hadlay kulankii maanta dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya iyo…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay kulan maanta dhex maray Madaxweynaha Soomaaliya iyo Wakiilada Beesha Caalamka loo looga hadlay arrimaha…
Wakiilada Beesha caalamka ayaa xarunta Madaxtooyada ee Villa Somaliya xilligan kulan kula leh Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, iyadoo aanu…
Kulan xasaasi ah ayaa maanta dhex maraya Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Wakiilada Beesha Caalamka, kaasoo ku saabsan Xaaladda…
Qeybta Warbaahinta Alsahbaab ayaa baahisay muuqaal ku saabsan weerarkii Janaayo 2020 ay maleeshiyo ka tirsan Alshabaab ku qaadeen saldhiga ciidamada…
Guddoomiyaha Gedo oo si kulul ugu jawaabay C/rashiid Janan. “Daba-dhilif ka amar qaata Kenya waxba…”
Guddoomiyaha Gobolka Gedo ee hoos-taga dowladda Soomaaliya Axmed Buulle Gareed ayaa si kulul ugu jawaabay Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Janan…
Madaxweynaha Hirshabeelle Cali Guudlaawe Xuseen ayaa soo saaray Qoraal uu kusoo dhoweynayo saxiixa Madaxweyne Farmaajo ee Qaraarka Metelaadda Gobolka Banaadir.
Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah uga dalbatay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Madaxda shanta maamul Goboleed ee dalka inay…
Beesha caalamka ayaa si buuxda u soo dhowey magacaabidda Guddiyada Heer Dowlad Goboleed ee Hirgelinta Doorashada Jubaland iyo Puntland, ee…
Wasiirka amniga Jubbaland Cabdirashiid Xasan Sheekh Maxamuud C/nuur (Janan) si kulul ugu hadlay dagaalkii magaalada Beledxaawo ka dhacay 25-kii Janaayo…
Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya ayaa qoraal dheer oo jawaab iyo mowqif cusub ah ka qaadatay xiisadda Diblomaasiyadeed kala dhaxeysa dalka…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu maamulka Gobolka Banaadir u xil saaray abaabulaan…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida Musharixiinta Madaxweynaha ayaa si weyn u dhaliilay qaraarka uu saxiixay Madaxweyne Farmaajo ee…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu Gobolka…
Wasaarada Arrimaha Dibadda dowladda Jabuuti ayaa war-saxaafadeed kasoo saartay warbixinta Guddiga xaqiiqo raadinta IGAD ee xiisadda Soomaaliya iyo Kenya.
Qoraal kasoo baxay Xafiiska Wasaaradda Arrimaha Gudaha xukuumadda Soomaaliya Mukhtaar Xuseen Afrax ayaa sharci darro ku tilmaamay habkii loo maray…
XOG: Xaqiiqada magacaabidda Guddiyada Doorashada Puntland iyo Jubbaland (Damaanadda Beesha Caalamka)
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ayaa xalay saqdii dhexe sii daayey oo shaaciyey Guddiyada Doorashada Heer dowlad Goboleed ee labadaasi maamul…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa in muddo ah kadib meel fagaare ah lagu arkay, kadib maalmo aanu kasoo muuqan…
Golaha Midowga Murashaxiinta Mucaaradka ayaa qoraal soo saareen kusoo dhoweeyay magacaabista Guddiyada Doorashooyinka Dowlad Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland.
Wafdi ay ka mid yihiin wasiiro ka tirsan xukuumadda Soomaaliya ayaa saaka ka degay garoonka diyaaradaha ee degmada Doolow, Gobolka…
