Browsing: Somali
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa shaaciyay liiska magacyada Guddiga Doorashooyinka Jubbbaland ee heer dowlad Goboleed.
Dowlad Goboleedka Puntlanda ayaa shaacisay xubnaha Guddiga Doorashada ee heer dowlad Goboleed oo in muddo ah laga sugayey.
Maamul Goboleedyada Puntland iyo Jubbaland ayaa soo saaray qoraal wadajir ah oo ay ku baaqayaan in shir degdeg ah oo…
Waxaa sii xoogeysanaya fal celinta laga bixiyey eedeyntii dowladda Soomaaliya u jeedisay dalka aan wallaalaha nahay ee Jabuuti oo ku…
Guddiga lagu muransan yahay ee Hirgelinta Doorashada Heer Federaal oo aan in muddo ah warkiisa la maqlin ayaa war aan…
Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa shuruud ku xiray shir ay qabanqaabineyso beesha caalamka oo ay isugu imaanayaan…
War-Saxaafadeed uu soo saaray Afhayeenka ciidamada Booliska Soomaaliyeed Sadiq Aden Cali Dodishe ayuu ku faahfaahiyey kiiska nin loo xiray falka…
Wasiirka Difaaca Ingiriiska Ben Wallace ayaa booqasho ku yimid magaalada Muqdisho, isagoo xarunta madaxtooyada kula kulmay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi…
War qoraal ah oo ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha dibadda Kenya ayaa lagu soo dhoweeyay warbixintii Guddiga Xqiiqo raadinta IGAD…
Weerar qasaare badan dhaliyey oo lagu qaaday Gaadiid ay wateen ciidamada Dowladda ee duleedka Balcad
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in weeerar jidgal ah lagu qaaday Gaari ay wateen ciidamada dowladda oo ku…
Ciidamada Booliska ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu tuhunsan yahay inuu ka dnabeeyay fal naxdin leh oo ka dhacay Gobolka…
Qarax miino ayaa lala beegsaday Gaari ay leedahay shirkadda Turkiga ee dhiseysa Jidka Muqdisho iyo Afgooye.
Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay inay ka horjeedo warbixinta kasoo baxday Guddiga xaqiiqo raadinta IGAD e xiisadda Soomaaliya iyo Kenya.
Golaha Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ku eedeeyay dagaalka kasoo cusboonaaday degmada Beledxaawo ee Gobolka Gedo.
Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray wareegto lagu joojiyey shaqadii iyo dhaqdhaqaaqii Waaxda Dhulalka u qaabilsan maamulka Gobolka Banaadir,…
Waxa magaalada Ceelbuur ee Gobolka Galgaduud ka dhacay xukun lagu fuliyey nin lagu helay inuu kufsaday Gabar degaankaasi ku nool,…
Guddoomiyaha Midowga Afrika ayaa ka hadlay xiisadda ka dhex taagan dalalka Soomaaliya iyo Kenya, isagoo farriin soo diray, kadib dagaalkii…
Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya C/raxmaan Ducaale Beyle ayaa ka daba yimid Warr uu shalay sheegay oo ku saabsanaa in cid…
Kenya ayaa ka jawaabtay eedeyntii dowladda Soomaaliya ee ku saabsan inay ka danbeysay abaabulka iyo dagaalkii magaalada Beled Xaawo.
War saxaafadeed caawa kasoo baxay Wasaarada dibadada Soomaaliya yaa lagu eedeyeyay dowladda Kenya inay soo abaabushay maleeshiyo ay hubeysay oo…
