Browsing: Somali
Wararka laga helayo magaalada Mandhera ee dalka Kenya oo kaabiga ku heysa Beledxaawo ayaa sheegaya inay madaafiic ku dhaceen guryo…
Dowladda Kenya ayaa walaac ka muujisay dagaal ay sheegtay inuu kasoo cusboonaaday degmada Buulo-xawo ee Soomaaliya iyadoo ka digtay inuu…
Taliyaha Ciidanka Dhulka Xoogga Dalka Gen. Maxamed Tahliil Biixi ayaa faahfaahin ka bixiyey dagaalkii xalay iyo maanta ka dhacay magaalada…
Waxaa maanta magaalada Garowe ee xarunta Puntland gaaray Wakiilka Q/Midoobay James Swan iyo wafdi uu hoggaaminayo, iyagoo xarunta Madaxtooyada kulan…
Xog dheeraad ah ayaa laga helay Askar badan oo isu dhiibay Ciidamada dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Beledxaawo ee…
Wararkii ugu danbeeyay ee Degmada Beledxaawo ayaa sheegaya in ciidamo badan oo ka mida kuwii taabacsanaa Wasiirka Amniga Jubbaland lagu…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa qoraal ay soo saartay ku sheegtay inay ka hortagtay Hub culus iyo rasaas ay dalka soo…
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya inuu saaka dagaal mar kale ka qarxay magaalada xuduudka ku taalla ee Beledxaawo,…
Dowladda Soomaaliya ayaa shaacisay in jabhad fallaago oo dowladda Kenya ay hubeysay inay usoo tallowday xuduudka Soomaaliya ayna weerar ku…
Ciidamo uu hoggaaminayo Wasiirka Amniga Jubbaland C/rashiid Xasan Sheekh Maxamuud C/Nuur (Janan) ayaa xalay saqdii dhexe kadib weerar ku qaaday…
Wararka laga helayo Magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in toogasho lagu dilay maareeyihii hore ee Dekada Kismaayo, Cawil Cali Barre (Cawil…
Safaaradda Mareykanka ee Muqdisho ayaa shaaciyey war ku saabsan Doorashada Soomaaliya ee la isku mari la’ yahay, kadib markii uu…
Is-mari-waaga Doorashada dadban ee 2021 ayaa weli taagan iyadoo dowladda Federaalka ay ku fashilantay Qorshaheedii ahaa in Doorashada Aqalka Sare…
Wafdi uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa maanta gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.
Maleeshyada Alshabaab oo sii kordhiyey weerarrada ay ka wadaan maamulka Hirshabelele ayaa xalay weerarro ku qaaday degmooyinka Jalalaqsi iyo Buuloburte…
Meydadka laba dhalinyaro ah oo la sheegay in xalay la dilay ayaa saaka lagu arkay xaafadda Carwo Idko ee degmada…
Waxaa soo baxaya faahfaahin ku saabsan odayaal nabadoono ah oo maanta lagu dilay Suuqa bakaaraha ee magaalada Muqdisho.
Taliska Millatariga dalka Uganda ayaa sheegay sheegay in ciidanka Uganda ee ka tirsan howlgalka AMISOM ee Soomaaliya ay Gobolka Sh/Hoose…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaysa Qarax Miino oo maanta lala beegsaday Gaari ay la socdeen laba xildhibaan oo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in laba oday lagu dilay suuqa ugu weyn caasimadda ee bakaaraha.
