Browsing: Somali
Koox bistoolado ku hubeysan ayaa fal toogasho ah ka fulisay Isgoyska Korontada, Degmada Wadajir ee magaalada Muqdisho oo u dhow…
Qarax Miino ayaa ka dhacay degmada Shibis ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Gaari uu lahaa Nabaddoon caan ah.
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Dhexe ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay la wareegeen degaanka Raage-Ceelle ee Gobolka Sh/Dhexe.
Qoyska Allaha u naxariistee Gen. Maxamed Abshir Muuse ayaa mar kale warbaahinta la hadlay iyadoo sheegay in Khariijo Maxmed Diiriye…
Wakiilada Beesha Caalamka oo dadaal dheeraad ah ugu jira in xal loo helo is mari-waaga ka taagan Doorashada 2021 ayaa…
Waxaa maanta ka socda magaalada Muqdisho aas loo sameynayo Allaha u naxariistii Guddoomiyihii Degmada Hodon C/xakiin C/raxmaan Ciise (Dhega-juun) oo…
Dawladda Ethiopia ayaa markii ugu horeysay ka hadashay wararka la faafiyey ee sheeuaa in in Ciidamo Soomaali ah ay ka…
Wakiilad Beesha Caalamka oo uu hoggaaminayo Wakiilka Q/Midoobay ee Soomaaliya James Swan ayaa kulamo kala gaara ah khadka internet-ka kula…
Iyadoo ay faahfaahin dheeraad ah kasoo baxeyso dilka Guddoomiyihii degmada Hodon C/xakiin C/raxmaan Ciise ayaa la sheegay inuu baxsaday askari…
Wasaaradda Amniga xukuumadda Soomaaliya ayaa war cusub kasoo saartay dilkii Guddoomiyaha Degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.
Dadweyne Careysan ayaa maanta bannaanbax ka dhigay magaalada Muqdisho, iyagoo dalbaday in cadaaladda la horkeeno dadkii ka danbeeyay dilkii guddoomiyaha…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa ku dooday in falkii xalay lagu dilay Guddoomiyihii Degmada Hodon C/xakiin Dhega-juun uu ahaa mid…
Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dilkii naxdinta lahaa ee xalay saqdii dhexe kadib lagu dolay Gudodomiyihii degmada Hodon C/xakiin…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayaa degdeg u magacaabay Guddi ka kooban Shan xubnood oo qaabilsan Aas loo sameeyo Guddoomiyihii Degmada Hodon…
Is-rasaaseyn xalay xilli danbe ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa xalay lagu dilay Guddoomiyihii degemada Hodon ee magaalada Muqdisho Cabdixakiin Ciise…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa sheegaya in caawa lagu xiray laba weriye oo ka mida…
Musharax Madaxweyne oo magaca Guddi ka tirsan Baarlamaanka Qoraal culus ugu diray Madaxweyne Farmajo
Musharaxa xilka Madaxweynaha C/qaadir Cosoble Cali oo ka mida midowga Musharixiinta Mucaaradka ayaa qoraal ku saabsan ciidamada dowladda u dirtay…
Madaxweynaha cusub ee Mareykanka Joe Biden ayaa maanta loo dhaarinayaa xilka iyadoo ay wehliso madaxweyne ku xigeenka haweeneyda madaxweyne ku…
Alshabaab ayaa war kasoo saartay weerarkii duqeynta ahaa ee lagu dilay nin lagu sheegay inuu yahay suldaanka Beesha H/Gidir ee…
Madaxweynaha muddo xilkeedkiisu dhammaaday ee dalka Mareykanka Donald Trump ayaa ka guuray oo isaga tegay goor dhoweyd Aqalka Cad ee…
