Browsing: Somali
Mid ka mida waxyaabaha uu gaarka la yahay Madaxweynaha Mareykanka waxaa ka mida Boorsada loo yaqaan ‘Boorsada Nuyikliyeerka’ oo xilli…
Golaha Midowga Musharixiinta ayaa ugu baaqay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu shacabka Soomaaliyeed ka qanciyoarrinta Ddhalinyarrada tababarka ciidan loogu qaaday…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax Miino ka dhaceen Wadadda 30-ka ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha ay saacadaha kooban uga hareen xukunkiisa ee Mareykanka Donald Trump ayaa saacado ka hor marka uu xilka ka degayo…
Guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland C/ladiif Muus Sanyare ayaa u jawaabay afhayeenka guud ee Sheekh Cali Dheere, isagoo sheegay inuu…
Ciidamada dowladda Soomaaliya tababarka ugu dirtay dalka Eritrea waxay arrintooda soo bilaabatay sanadkii 2018, waxayna ahayd mid qarsoodi ah oo…
Alshabaab ayaa sheegatay mas’uuliyadda weerar Qarax Miino ahaa oo maanta lal beegsaday mas’uuliyiin ka tirsan degaanka Garasbaalley ee magaalada Muqdisho.
Wasiirkii hore ee Waxbarashada C/llaahi Goodax Barre ayaa si Kulul ugu eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo Taliyaha Hay’adda…
Warr hadda soo dhacay ayaa sheegaya in duqeyn lagu dilay Suldaankii Beesha H/Gidir ee Jubbooyinka oo ka mid ahaa abadoonnada…
Qaramada Midoobey ayaa shaacisay 10 Dal oo lagu leeyahay lacagta Qaaraanka, kuwaasoo ay ka mid tahay Soomaaliya, iyagoo wey doona…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay degaanka Garas-baalley, kaasoo geystay qasaare kala duwan.
Alshabaab ayaa sheegatay inay dib ula wareegeen degaan ka tirsan Gobolka Sh/Hoose oo ay saldhig ku lahaayeen ciidamada AMISOM.
Machadka daraasaadka ee Heritage ayaa faallo kooban oo uu soo saaray uga digay inuu dalka Soomaaliya dagaal ka dhici karo…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa si kulul u beenisay warar soo baxay oo sheegayay in ciidamo tababar loo geeyay dalka Eritrea ay…
C/kariin Xuseen Guuleed oo ka mida mushariixinta xilka Madaxweynaha Doorashada 202 ayaa khiyaano Qaran ku tilmaamay dhaliyarrada Soomaaliyeed ee laga…
Weriye ka tirsan BBC World oo lagu magacaabo Andrew Harding warbixin uu ka qoray xaaladda Soomaaliya ku faahfaahiyey xaaladda siyaasadeed…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya ahna Guddoomiyaha Midowga Musharaxiinta Sheekh Shariif Sheekh Axmed oo maanta dib ugu soo laabtay dalka, kadib…
Hooyo Soomaaliyeed oo cabashada wiilkeeda oo u xiran dowladda Soomaaliya lagu soo bandhigay baraha Bulshada iyadoo sheegtay in aragtidiisa lacag…
Iyadoo uu waqtigu kasii dhammaanayo Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa wararkii ugu danbeeyay sheegayaan in la isku mari la’…
Dowladda Suudan ayaa ku eedeysay Itoobiya inay ciidamo fara badan geysay Xuduudka Sudan ayna xaaladda uga sii dartay.
