Browsing: Somali
Taliska militariga Maraykanka ee qaaradda Afrika (AFRICOM) ayaa xaqiijiyey in dhammaan ciidamadii Maraykanka laga saaray Soomaaliya.
Waxaa maalmihii danbe soo baxayey warar ku saabsan in ciidamo ay dowladda Soomaaliya tababar ugu dirtay dalka Eritrea ay ka…
Guddomiyihii xilka laga qaaday ee Gobolka Gedo ayaa looga yeeray magaalada Muqdisho, kadib markii uu farriin u diray madaxweynaha Somaaliya…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa eedeyn u jeediyey shaqaalaha dowladda ee rayidka ah, isagoo sheegay inaysan intooda…
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden oo 20-ka bishan Janaayo 2021 Duhurnimada loo dhaarin doono, ayaa la shaaciyay inuu…
Mahad Salad oo Madaxweyne Farmaajo ku eedeeyay shirqoolo lagu leynayo saraakiil Hal Beel kasoo jeeda
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida Baarlamaanka 10-aad ee waqtigiisii dhammaaday ayaa eedeyn aan hore loo arag usoo jeediyay…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Booliska magaaladaasi ay xabsiga dhigeen haweeney baraha bulshada ku faafisay muuqaal gabar…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax lala beegsaday kolonyo ay la socdeen Guddoomiyaha Gobolka Sh/hoose iyo saraakiil ka tirsan…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in Qarax lala beegsaday kolonyo ciidamada kumaandooska Danab ka tirsan oo marayay agagaarka…
Jugta Qarax weyn ayaa goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo ay warar kala duwan kasoo baxayaan.
Guddiga Madaxweynaha Puntland u saartay ka soo tala-bixinta qiima dhaca Shilling Soomaaliga ayaa soo saaray go’aamo lagu xalinayo dhibaatada ka…
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa maanta dib ugu wareejiyey Guri uu lahaa muwaadin Soomaaliyeed oo muddo 30 sano ah laga heystay…
Waxaa sii kordhaya walaaca laga qabo suuragalnimada in doorashada 2021 lagu qabto magaalooyinka loo asteeyay inay ka dhacdo Doorashada, sida…
Madaxweynaha dalka Uganda ayaa hoggaaminaya doorashada dalkaasi, kadib markii uu si weyn ugu horeeyo codadka la tiriyey ilaa iminka.
Ciidamada Liyu Police ee dalka Itoobiya ayaa lagu eedeeyay inay kusoo xad gudbeen degaano ka tirsan Gobolka Hiiraan ee Soomaaliya,…
Jeneraal Itoobiyaan ah ayaa la wareegay xilka Taliye ku xigeenka ciidamada Midowga Afrika ee Soomaaliya (AMISOM), xilkaas oo uu hore…
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu saddex qodob oo ku saabsan Doorashada 2021 hordhigay madaxda saddex maamul Goboleed…
Wararkii ugu danbeeyay doorashada guud ee dalka Uganda aaa sheegaya in Musharaxa Bobi Wine oo ugu horeeya mushariixinta mucaaradka ee…
Wararka laga helayo Gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay weerar gaadmo ah ah xalay ku qaaday degaan u…
Guddoomiyihii Gobolka Gedo ee xilka laga qaaday Cismaan Nuur Xaaji (Macalimow) ayaa xilka ku wareejiyey qaab aan la fileyn, kadib…
