Browsing: Somali
Madaxtooyada K/Galbeed ayaa beenisay qoraal lagu faafiyey baraha bulshada oo lagu sheegay inay Madaxweynaha maamulkaasi uu caddeeyay inuusan qaban doonin…
Wafdi ka socda Q/Midoobau oo uu hoggaaminayo Wakiilka Q/MIodobay James Swan, ayna ka mid yihiin madaxda UNOCHA iyo IOM ayaa…
Guddoomyihii Gobolka Gedo ee hoos taga dowladda Federaalka ayaa xilka laga qaaday, iyadoo guddoomiye cusub loo magacaabay Gobolka Gedo.
Senator Xuseen Sheekh Maxamuud oo ka mida Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ayaa faahfaahin ka bixiyey xaaladda Gobollada Bay iyo…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa toddobaadkii ugu dambeeyay ku dhaqaaqay tallaabooyin dhaawac weyn u geystay maqaamkiisa iyo…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa ayaa warsaxaafeed uusoo saaray ku sheegay in iyadoo lala shaqeynayo dowladda federalka ee Soomaaliya ay…
Golaha Wakiilada Koongareeska mareykanka ayaa goor dhoweyd u codeeyay in xilka laga qaado Madaxweyne Donald Trump oo xilkiisa ay ka…
Ciidamada dowladda Itoobiya ayaa shaaciyay inay dileen madax iyo saraakiil sare o ka tirsanaa Jabhadda Tigereega oo uu ka mid…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame oo ka mida musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa shaaciyey inay ololihiisa Doorashada lacag badan ugu yabooheen…
Aqalka Wakiillada Mareykanka ayaa goor dhoweyd bilaabay Doodan xil-kaqaadista madaxweyne Donald Trump oo lagu eedeeyay kicinta rabshado keenay in taageerayaashiisa…
Maleeshiyo beelleed ku lebisnaa dareyska ciidamada ayaa duleedka degmada Ballanballe ku dilay dad shacab ah oo uu ku jiro macallin…
Xiisadda milateri ee u dhaxeysa dalalka Suudaan iyo Itoobiya ayaa kasii dareysa, iyadoo madaxda labada dal ay is-weydaarsadeen hadallo kulul…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax ka dhacay Suuqa ugu weyn dalka ee Bakaaraha, magaalada Muqdisho.
Qoraal kasoo baxay xafiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa lagu sheegay in Howlaha Doorashada iyo darar gelintooda loo…
Madaxweynaha mamaulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa bilaabay dhexdhexaadin ku saabsan is-mari waaga ka taagan Doorashada…
Qoraalka Beesha Caalamka kasoo saartay is-mari waagga ka taagan Doorashada dalka ee 2021 ayaa inkastoo uu walaac ka muujiyey fulin…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa war cusub kasoo saartay is-mariwaaga ka taagan Doorashooyinka Soomaalia, iyagoo walaac ka muujiyey xaallada taagan, baaqna…
Magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug ayaa laga dareemay diyaargarow nooc cusub ah oo ay wadaan musharixiin ku tartamaya kursi…
Daahir Maxamuud Geelle oo ka mida musharixiinta madaxaweynaha ee ka tiesan Midowga Murashaxiinta Madaxweyneyaasha ku eedeeyay Madaxweyaha Galmudug Axmed Qoorqoor…
Golaha Midowga Mushariixinta Madaxweynaha ayaa qoraal ay u direen Beesha Caalamka soo jeediyey qorshe cusub oo Doorashada 2021 lagu qaban…
