Browsing: Somali
Waxaa socda dhaqdhaqaaqyo siyaasadeed oo ay wadaan Musharixiinta Madaxweynaha, maamullada diidan Doorashada ay wadato Madaxtooyada Soomaaliya iyo guddoonka Aqalka Sare…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya C/casiis Xasan Maxamed (Lafta-gareen) ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Baydhaba, kadib markii uu balan…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa iska difaacay eedeyn uga timid Musharixiinta Madaxweynaha, Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo madaxweynaha Jubbaland…
Senator Muuse Suudi Yalaxow oo ka mida xubnaha Aqalka Sare ayaa ka hor yimid Doorashada ay dowladda Soomaaliya ku dhawaaqday…
Golaha Wakiilada Koongareeska Mareykanka ayaa bilaabay qaraar lagu casilayo Madaxweynaha waqtiga kasii dhammaanayo ee Donald Trump.
Iyadoo is mari waagga Doorashada 2021 uu sii xoogeysanayo ayaa waxaa sii kordhay loolanka u dhaxeeya labada dhinac ee dowladda…
Ciidamada Maxkamadda Qalabka Sida ayaa dil toogasho ah ku xukuntay askari saddex xarigle ahaa oo ka tirsan ciidamada Xoogga Dalka,…
Wararka laga helayo Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in la sii daayay Gaari iyo Shan qof oo la socday oo dhowaan lagu afduubtay…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Galmudug, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa xalay kulan la yeeshay qaar ka mida Musharixiinta xilka Madaxweynaha, kaasoo looga…
Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa cambaareeyay go’aanka ay Xukuumadda Federaalka ku sheegtay qabashada Doorasho hal dhinac ah oo aan loo dhammeyn.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hadlay go’aankii dowlada Federaalka ku gaartay in Doorasho lagu socdo oo aan…
Afhayeenka Guud ee Alshabaab ee Sheekh Cali Dheere ayaa ku baaqay in la dilo guddoomiyaha Gobolka Mudug ee Puntland C/ladiif…
Musharaxa xilka Madaxweynaha Daahir Maxamuud Geelle ayaa kashifay sababta ay musharixiinta u shaacin waayeen Liiska xubnaha ka mida Sirdoonka NISA…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa soo saaray qoraal ku saabsan go’aanka Dowladda Federaalka iyo qaar ka mida Maamul…
Xubnaha Guddiga Rugta Ganacsiga iyo Warshadaha ee xukuumadda Soomaaliya magacawday ayaa ka hadlay howsha loo xil saaray iyo khilaafka ka…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegay in Madaxweynayahasha Puntland iyo Jubbaland ay War cusub ka qaadanayaan kasoo saarayaan Go’aankii…
Midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si weyn uga hor yimid go’aankii Dowldda Federaalka maanta ku shaaciyeen in Doorasho la…
Wasiirkii hore ee Warfaafinta, haddana ka mida Musharixiinta xilka Madaxweynaha Daahir Maxamuud Geelle ayaa ka hadlay kulan Galabta dhex maray…
Afhayeenka Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya Ridwaan Xersi Maxamed ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kariye Qoorqoor inuu ka been…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa ku eedeeyay madaxda Puntland, Jubbaland iyo siyaasiyiinta Musharixiinta laga waayey jawaab waawaantii uu…
