Browsing: Somali
Madaxtooyada Somaliland ayaa war kasoo saartay kulan maanta Madaxtooyada Kenya ee magaalada Nairobi ku dhex maray madaxweynaha Kenya Uhur Kenyatta…
Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Amar kusoo rogtay musharixiinta kasoo degaya Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho, iyadoo amarkaasi maanta…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa dadaal xoog leh ugu jirta sidii ay Doorashada Aqalka Sare uga dhici lahayd maamulka Galmudug, arrintaas oo…
Qarax miino ayaa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Xaafadda jamhuuriya ee degmada Kaaraan, kaasoo lala beegsaday kolonyo ka tirsan…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Soomaaliya ayaa shaacisay inay Dacwad ka dhan ah Dowladda Kenya u gudbisay Urur Goboleedyada IGAD, iyadoo shir…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Rooble ayaa caawa soo gabagabeynaya shirar uu magaalada Garowe kula yeeshay Madaxda Puntland oo natiijo…
Wasiiru-dowlihii hore ee wasaarada Arrimaha Gudaha Xildhibaan Abdullahi Farah Weheliye ayaa dib u celiyay Gaari ay leedahay dowladda oo Hanti-dhowrka…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka digay inuu dalku Dastuur la’aan noqdo, iyadoo dhaqanfalka asturka KMG…
Alshabaab ayaa shaacisay magacyada, muuqaallada iyo beelaha ay kasoo jeedaan dagaalyahannadii ka tirsanaa ee weerarka culus ku qaaday Dhismaha weyn…
Dowladda Federaalka Soomaaliya aya ku adkeysaneysa in lagu socdo Doorashada muranka ka taagan yahay ee 2020/2021, iyadoo taageero ka heleysa…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya inuu halkaasi ka dhacay qarax Miino, xilli uu halkaasi kusii jeedo Ra’iisal wasaare…
Dowladda Kenya ayaa casuumaad u fidisay Madaxweynaha Somaliland oo booqasho maanta uga bilaabaneyso dalka Kenya.
Hanti dhowrka Guud ee Qaranka ayaa qoraal uu maanta soo saaray ku amray 14 mas’uul inay muddo 10 maalmood ah…
Qeyba Warbaahinta Ashabaab ayaa baahisay Video cusub oo ku saabsan weerarkii dabley ka tirsan ku qaadeen Dhismaha Hotelka DusitD2 ee…
Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka ayaa soo jeediyey in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu xilka ku wareejiyo Baarlamaanka, ayna doortaan…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax maanta ka dhacay degmada Hodon ee magaalada Muqdisho, agagaarka Madaxtooyadii C/qaasim iyo isbitaalkii…
Madaxweynihii hore ee HirshabEelle Cali Cabdullahi Cosoble ayaa ku eedeeyay Xildhibaan C/llaahi Goodax Barre inuu ka danbeeyay aabe-na u yahay…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagarka Madaxtooyadii C/qaasim, Degmada Hodon.
Wafdiga Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa kulankii ugu horeeyay la yeeshay Madaxda Puntland, iyadoo xafiiska Ra’iisal wasaaraha uu…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ayaa sheegaya in Odayaasha Beesha Xawaadle ay shuruudo adag hordhigeen, una dhiibeen Wasiirka Arrimaha Gudaha…
