Browsing: Somali
Xildhibaanada Golaha shacabka ee baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa shir loogu yeeray maanta, kadib muddo uu howlgab ahaa xilli muddo xilkeedkiisa…
Maxkamadda Sare ee dalka Mareykanka ayaa diiday, kuna gacan seyrtay sharcinimada Dacwadii ugu danbeysay ee Madaxweynaha xilka kasii degaya iyo…
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maqribniadii caawa gaaray magaalada Garowe.
Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo socdal aan hore loo sii sheegin ku jooga dalka Ruushka ayaa…
Iyadoo la isku mari la’ yahay fulinta Heshiiskii Doorashada Dadban ee ay gaareen Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxda Dowlad Goboleedyada Dalka…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa xukun Dil toogasho ah shalay ku fulisay Nin lagu soo eedeeyay inuu ahaa Sixiroole ku shaqeysan jiray…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Puntland ay howlgal ka wadaan halkaasi si ay fujiyaan sawirrada…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Federaalka Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku sii jeeda magaalada Garowe ee xarunta maamulka Puntland.
Shirka Golaha Wasiirrada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ee Khamiislaha ayaa maanta lagu ansixiyey hindise sharciyeedyo, iyadoo looga hadlay saraakiishii xalay lagu…
Taliska ciidamada Mareykanka ee Africa (AFRICOM) ayaa shaaca ka qaaday inay laba duqeyn ka fuliyeen magaalada Jilib maanta, kuwaas oo…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa Qoraal u diray wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya, iyagoo ugu sharxay mowqifkooda Doorashada uu wado Madaxweyne…
Hanti dhowrka guud ee Qaranka ayaa soo saaray Warbixinta Baarista Maaliyadda dowlada Federaalka e sanadkii 2019, iyadoo si weyn looogu…
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Milkiilihii Astaan TV laga sii daayay Xabsiga magaalada Hargeysa.
Wararka laga helayo degmada Laas qoray ee Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maleeshiyada Alshabaab ay la wareegeen saaka degaanka ka…
Maxkamadda Darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ayaa maanta sii deysay Taliyihii hore ee ciidanka DANAB Gaashaanle Ismaaciil Cabdi Maalik…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa iska hor imaad iyo dagaal culus oo caawa ka xaafadda barwaaqo ee degmada Wardhiigley.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda Federaalka, qeybta 21-aad oo qaab aano beeleed ah oo…
Wararka laga helayo gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in weerar gaadmo ah lagu qaaday saraakiil ka tirsan ciidamada dowladda oo ku…
Ra’iisal Wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa booqasho laba maalmood ah uga bilaabatay dalka Kenya isagoo Maaxweynaha Kenya Uhuru Kenyatta kula…
Jen. Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha-cadde) ayaa sheegay in sida uu wax ku wado Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, wuxuuna uga digay…
