Browsing: Somali
Maxkamada Gobolka Banaadir ayaa maanta lagu wadaa inay u fariisato dacwad isugu jirta kufsi iyo dil Muqdisho ka dhacay bishii September…
Diblomaasiyiinta Mareykanka ayaa xaqiijiyey in kumanaan askari oo ka tirsan ciidamada Eritrea ay ka gudbeen xadka ay la leeyihiin Itoobiya,…
Maxkamadda Sare ee Mareykanka ayaa gaashaanka ku dhufatay, isku daygii ugu danbeeyay ee madaxweynaha xilka kasii degaya Donald Trump iyo…
Ciidamada Itoobiya ee ku sugan Gobolka Tigray ayaa rasaas ku furay shaqaale ka tirsan Qaramada Midoobay, sida uu shegay Afhayeenka…
Guddiga Doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi (Somaliland) ee lagu muran yahay Garabka Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa maanta…
Dowladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dagaal diblomaasiyadeed ku qaaday dalka Kenya oo ay ku eedeeyeen inay faragelin…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Galmudug ayaa wada qorsheyaal ay doonayaan in xal loogu helo is mari waagga ka taagan Doorashada Federaalka.
Ciidamada Booliska Federaalka Itoobya ayaa soo saaray amar lagu soo xirayo 10 sarkaal oo ka mid ahaa ciidamada Booliska magaalada…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in Maxkamadda Sare ee maamulkaasi looga yeeray 8 xildhibaan oo…
Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden ayaa markii ugu horeysay xoghayaha difaaca u magacaabay Jeneraal howlgab ahaa oo ka…
Guddiga Badbaadada Doorashooyinka ee ay dhiseen Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa shirkii ugu horeeyay maanta yeeshay.
Dowladda Soomaaliya ayaa muwaadiniinta Kenyaanka ee imaanaya Soomaaliya kusoo rogtay inay marka hore qaataan Dal-ku-gal (Visa) Soomaaliya, halka markii hore…
Safiirka dowladda Mareykanka u fadhiya Donald Yamamoto ayaa khudbad kulul ka jeediyey shirkii SPF ee maanta magaalada Muqdisho ka dhacay.
Madaxweynaha Koofur Galbeed C/casiis Xasan Maxamed (Lafta Gareen) ayaa si buuxda u difaacay dowladda Doorshada iyo sida ay u wado…
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa khudbad kulul ka jeediyay shirka Madasha Iskaashiga Soomaaliya iyo Caalamka (Somalia Partnership…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni oo ayaa dowlada Federaalka Soomaaliya ugu baaqay inay ciidamadeeda kala baxdo Gobolka Gedo.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khadka telefoonka kula xiriiray Amiirka dalka Qatar Amiir Tamin Bin Hamad Althani.
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka furmay Shirka Somalia Partnership Forum oo ay ka qeyb galayaan madaxda dowladda Soomaaliya, Madaxda Maamul…
Golaha Midowga Musharaxiinta ayaa magacaabeen saraakiil u qaabilsan dhinaca Amniga, kadib shir ay maanta ku yeesheen caasimadda Muqdisho.
Kulan uu soo abaabulay Ra’iisal wasaare ku xigeenka xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa lagu soo bandhigay taageerada xildhibaannada, wasiirada…
