Browsing: Somali
Wafdi ka socda Wakiilada Beesha Caalamka ayaa maanta tegay magaalada Garowe, iyagoo la sheegay inay xal u raadinayaa muranka hareeyay…
Hogaamiyaha Tigray Debretsion Gebremichael ayaa sheegay inay caddowga kusoo duulay la dagaalami doonaan ilaa qofka ugu danbeeya, kadib markii ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Musharaxiinta xilka Madaxweynaha uu goor dhow shir degdeg uga furmi doono caasimadda.
Waxaa saaka Dil toogasho ah ku fuliyay Maxamed Xaaji Axmed oo (Macalin Ilkacase) iyo laba Xubnood oo kale oo ka…
Ciidamada Itoobiya ayaa sheegay inay qabsadeen caasimadda Gobolka Tigray ee Makelle, kadib dagaal culus oo ka dhacay.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa ka hadlay xaaladda Doorashada Soomaaliya, isagoo si cad u sheegay inaysan doorasho ku…
Wasiirka cusub ee arrimaha dibadda Soomaaliya Maxamed C/risaaq Maxamuud ayaa maanta xilka kala wareegay wasiirkii hore Axmed Ciise Cawad.
Hoggaamiyaha Maamulka Tigray ayaa shaaciyey goor dhoweyd in ciidamada Itoobiya ay duqeyn culus ku bilaabeen magaalada Maakelle ee caasimadda Gobolka…
Bannaanbaxyo lagu taageerayo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo, looga soo horjeedo Warkii kasoo baxay shirkii Musharixiinta Mucaaradka ee Muqdisho ayaa maanta…
Wasaaradda Arrimaha dibadda Turkiga ayaa canbaareysay weerarkii qaraxa is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay magaalada Muqdisho oo ay ku dhinteen 8…
Sirdoonka Yuhuudda ee MOSSAD ayaa lagu eedeeyay inay ka dambeeyeen dilka khabiirkii Niyukliyeerka dalka Iiraan Mohsen Fakhrizadeh oo toogasho iyo…
Ciidamada Dowladda oo weerar ku qaaday Jabhad Beeleed uu abaabulay Jeneraal ka horjeeda Hirshabelle…
Wararka laga helayo magaalada Beledweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in ciidamada dowladda iyo maamulka Gobolka Hiiraan ayaa weerar ku…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad ayaa si kulul u dhaliilay sida uu Madaxweyne Farmaajo uga aamusay dadkii xalay lagu laayey qarixii…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa Qarax saakay ka dhacay degmada C/casiis ee magaalada Muqdisho, agagaarka Isgoyska Mariinada.
Dhalinyaro badan ayaa lagu laayey qarixii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay Maqaayada Gelato Divino oo mas’uuliyadiisa ay sheegatay Alshabaab.
Dowladda Soomaaliya oo War kasoo saartay Qarixii Is-miidaaminta ee Muqdisho & Alshabaab oo sheegatay
Wasaaradda Warfafinta xukuumadda Soomaaliya ayaa war-saxafadeed kasoo saartay Qarax is-miidaamin ah oo caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax is-miidaamin ahaa oo caawa lagu qaaday maqaayad ku taalla wadadda u dhaxeysa Isgoyska…
Qarax xoog leh oo jugtiisa laga maqlay caasimadda ayaa goor dhoweyd ka dhacay magaalada Muqdisho.
Midowga Murashaxiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ayaa jawaabka bixiyay warkii kasoo yeeray Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Filish, iyadoo sheegay inay u…
Ku-simaha Xoghayaha Gaashaandhigga Mareykanka Christopher Miller ayaa Jimcaha maanta ah booqasho aan horay loo sii shaacin ku tagay Soomaaliya, tani…
