Browsing: Somali
Jahbadda TPLF ayaa beenisay War ay faafisay dowladda Itoobiya oo ku saabsan inay maalmo gudahood ku qabsan doonaan caasimadda Gobolka…
Madaxweynihii hore ee maamulka Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa soo jeediyey qorshe muddo kordhin loogu sameynayo Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee…
Madaxweynaha xilligiisu sii dhammaanayo ee Donald Trump ayaa sheegay in doorashadii dalkaasi ee madaxweynaha looga shubtay, ayna dhacday ku shubasho…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka ayaa u jawaabay guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Filish oo Musharixiinta…
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cumar Maxamud Maxamed (Filish) ayaa War lama filaan ah kasoo yeeray, isagoo u jawaabay Musharixiinta xilka Madaxweynaha…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, haddana ah Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed iyo xubno la socda…
Madaxweynihii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed, haddana guddoomiye u ah midowga Musharixiinta xilka Madaxweynaha ayaa Madaxweyne Farmaajo ugu baaqay…
Shirkii Musharixiinta xilka Madaxweynaha oo muddo shan maalmood ah uga socday Muqdisho ayaa laga soo saaray 18 qof oo ku…
Shirkii Wadatashiga Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee magaalada Muqdisho ayaa laga soo saaray goor dhoweyd, markii uu muddo shan maalmood…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku dhawaaqay goor dhoweyd inuu bilowday dagaalkii ugu danbeeyay ee Gobolka Tigray.
Sarkaal ka tirsan Sirdoonka Mareykanka ee CIA-da ayaa lagu dilay Soomaaliya, kaasoo ahaa sarkaal sida milateriga u tababarran kana howlgala…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qaaday tallaabadii ugu horeysay ee uu uga jawaabayo culeyska kasoo food saaray musharixiinta u…
Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa 13 Dal oo ay Soomaaliya ku jirto ka joojisay inay dalkeeda soo galaan oo la siiyo…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa Qarax Miino oo maanta lala beegsaday ciidamada Booliska gaarka ah ee Haramcad ee ku…
Waxaa magaalada Muqdisho maalinkii shanaad ka socda shirka Musharixiinta madaxweynaha Soomaaliya, iyadoo lagu wado in maanta lasoo gabagabeeyo.
Alshabaab ayaa Gobolka Bakool ku leysay Qoys ka kooban 7 qof, kadib markii ay weerar ku qaaday Gurigii ay qoyskaasi…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa soo saaray digniin ku socota beesha Caalamka, isagoo uga digay inay isku dayaan faragelin…
Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh iyo ku-xigeenka koowaad C/weli Ibraahim Muudey ayaa lagu casuumay shirka Musharixiinta xilka Madaxweynaha ee…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay shaqsiyadda iyo taariikhda Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka Soomaaliya ee NISA Fahad Yaasiin Xaaji Daahir,…
Shirka Musharixiinta xilka Madaxweynaha Soomaaliya ee maalintii afraad ka socda magaalada Muqdisho ayaa waxaa khadka Internet-ka ee ZOOM-ka uga qeyb…
