Browsing: Somali
Waxaa maanta magaalada Muqdisho lagu dilay Darawal Mooto Bajaajle ahaa, kadib markii ciidamada dowladda ay toogeen.
Madaxweynaha Galmudug Cabdi Axmed Kaariye (Qoorqoor) ayaa dhexda uga jira xaalad adag oo kasoo wajahday musharixiinta Madaxweynaha ee kasoo jeeda…
Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka digtay duufaano cawaa ku wajahano Gobolka Bari ee maamulka Puntland.
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, haddana ah musharax u taagan xilka Madaxweynaha ayaa ku eedeeyay Agaasimaha Hay’adda NISA…
C/kariin Muuse Qalbi-dhagax ayaa kashifay cidda qaadeysa mas’uuliyadda in Itoobiya loo gacan geliyay, wuxuuna caddeeyay sidii xukuumaddii hore ay u…
Shirkii Musharixiinta xilka Madaxeynaha Soomaaliya ayaa maalintii koowaad looga hadlay xaaladda doorashada dalka iyo sidii loo heli lahaa doorasho loo…
Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre oo hadda ah musharax xilka madaxweynaha ee xilligan ayaa ku biiray mucaaradka, isagoo soo…
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa maanta magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashada Dadban ee 2020/2021 ee xildhibananada kasoo jeeda Gobollada…
Shirkii Musharixiinta Xilka Madaxweynaha ayaa maanta ka furmay Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka qeyb galyaal ilaa 12…
Ciidamada Dowladda Itoobiya ayaa sheegtay inay ay la wareegeen magaalooyinka Gobolka Tigray ee Aksum iyo Adwa, iyadoo xukuumadaasi dalkaasina ay…
Ra’iisul Wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa xalay tegay Hoyga Hogaamiyaha Xisbiga Wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame, iyadoo waanwan…
Shirar is-daba joog ah ayaa caawa ka socda magaalada Muqdisho, iyadoo musharixiinta xilka madaxweynaha ee mucaaradka ah ay u diyaar…
Waxaa magaalada Muqdisho ayaa Sabtida Berri ka furmaya shirweyne ay yeelanayaan musharrixiinta mucaaradka ah ee u taagan xilka Madaxweynaha oo…
Ra’iisal wasaarihii hore ee dalka, ahna Musharax u taagan xilka Madaxweynaha Xasan Cali Kheyre oo maanta lagu soo dhoweeyay magaalada…
Agaasimaha Ha’yadda Caafimaadka Adduunka Dr Tedros Adhanom Ghebreyesus ayaa ka jawaabay eedeyn uga timid dowladda Itoobiya oo ku saabsan inuu…
Xil ka qaadistii Wasiirka Arrimaha dibadda Axmed Ciise Cawad ayaa su’aalo badan dhalisay, iyadoo timid 24 saac kadib markii qoraal…
Waxaa maanta magaalada Muqdisho ka degaya musharixiintii ugu badnaa ee xilka Madaxweynaha, iyadoo si weyn looga dareemay caasimadda soo dhoweyntooda.
Wasiirkii Arrimaha dibadda Soomaaliya oo goor dhoweyd xilka laga qaaday Axmed Ciise Cawad ayaa diiday inuu qabto wax xil ah,…
Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble si lama filaan ah xlkii uga qaaday Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise…
Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay arrimaha Doorashooyinka 2020/2021 iyo xaaladda ka taagan dhismah Guddiyada Doorashada.
