Browsing: Somali
Bannaanbaxyo waaweyn ayaa ka socda magaalooyinka Mareykanka, kuwasoo inta badna lagu taageerayo Madaxweynaha la doortay ee Mareykanka Joe Biden, iyadoo…
Qoraal ay soo saaray Madasha Xisbiyada Qaran ayey uga digtay madaxweynaha iyo Ra’iisal wasaaraha inay ka fogaadaan tallaabooyinka dhaawacaya hannaankii…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya inuu goor dhoweyd Qarax ka dhacay Wadadda Maka Almukarama, agagaaarka Hotel Dayax oo…
Musharixii Xisbiga Dimoqraadiga ee Doorashda Mareykanka Joe Biden ayaa hadda lagu dhawaaqay inuu ku guuleystay Doorashada Madaxeynaha dalka Mareykanka.
Madaxweynah Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaciyey war farxad leh oo ku saabsan dagaalka Azerbaijan iyo Armenia, kadib telefoon oo…
Musharaxa xisbiga Dimuqraadiga Joe Biden ayaa ku hogaaminaya madaxweynaha Mareykanka Donald Trump codadka la tirinayo ee gobolka Pennsylvania, isagoo haatan…
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa ku gacan seyray Guddiga Doorashooyinka ee kasoo jeeda Somaliland oo…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ciidanada Cirka Itoobiya amray inay duqeeyaan Gobolka Tigray, kadib markii gobolkaasi diiday waqti kordhin…
Sheekhii Reer Suudaan ee ku caan baxay codkiisa macaan ee uu Qur’aanka ku akhriyo Sheekh Nuuriin Maxamed Sadiiq ayaa ku…
Musharaxa xisbiga Dimoqraadiga ee Doorashada Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden oo goor dhow ka hadlay xaruntiisa magaalada Wilmington ee Gobolka Delaware…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa sheegay in Guddiyada Doorashada ee Hirshabeele iyo Galmudug ay intooda badan yihiin xubno ka tirsan…
Qoraal uu soo saarya Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ku dhawaaqay Guddiga Doorashada ee maamulaya Doorashada xidhibaananda labada…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa magacaabay Guddiga Doorashada Galmudug ee Heerka Dowlad Goboleedka oo ka kooban 8 xubnood.
Musharaxa Xisbiga Dimoqraadiga ee u tartamaya Madaxweynaha Mareykanka Joe Biden ayaa qarka u saaran inuu ku guuleysto xilka madaxweynaha kadib…
ALshabaab ayaa sheegatay weerar ka dhacay degaanka Gandershe ee Gobolka Sh/Hoos, kaasoo ahaa is-miidaamin lagu qaaday ciidamo Soomaali iyo Amrican…
Iyadoo ay weli socoto tirinta codadka afarta Gobol ee go’aamin doona cidda noqoneysa Madaxweynaha Mareykanka ayaa waxaa soo baxay lama…
Ciidamada dowladda ayaa weerar ku qaaday degaano ay ku sugan yihiin Alshabaab oo ka tirsan Gobolka Galgaduud.
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo barta Twitter-ka ee uu sida weyn u adeegsado ayaa xaalad adag dhex martay intii ay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laag helayaa qarax ka dhacay isgoyska KM4 ee magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday Wasiirka cusub ee…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu Qarax ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo lala beegsaday mas’uul ka tirsan dowladda Soomaaliya.
