Browsing: Somali
Guddiga Doorashada Madaxweynaha Hirshabeelle ayaa la magacaabay, iyadoo lagu wado in doorashada ka socota magaalada Jowhar lasoo gabagabeeyo.
Waxaa weli socda howgalka Ciidamada Federaalka Itoobiya ka wadaan Gobolka Tigray ee dalka Itoobiya, kadib markii Ra’iisal wasaraha dalkaasi Abiy…
Saddex maalin kadib Doorashada Mareykanka iyo maalintii afraad ayaan wel lagu kala bixin Doorashada Madaxweynaha Mareykanka ee ay ku loolameen…
Madaxweynaha Maamulka K/Galbeed C/casiis Maxamed Xasn (Lafta-gareen) ayaa Guddiga Doorashada ee Heer maamul Goboleed oo gaaraya 8 xubnood.
Guddoomiyaha Aqalka Sare Cabdio Xaashi C/llaahi ayaa shaaciyey in Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya aanu qaadan xubnaha Guddiga Doorashooyinka ee kasoo jeeda…
Madaxweyne Farmaajo oo Gacan-yarihiisii u magacaabay Xubin ka tiran Guddiga Doorashooyinka 2020/2021
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa shaaciyey xalay liiska Guddiyada Doorashooyinka Federaalka ee 2020/2021 oo kala ah Guddiga Doorashada…
Xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay Guddiyada Doorashooyinka 2020/2021, kadib markii ay soo magacaabeen dowladda Federalka iyo Maamul Goboleedyada Dalaka.
Iyadoo ay weli socdaan tirinta codadka doorashadii Mareykanka ayaa waxaa soo baxaya inuu madaxweynaha dalkaasi ku guuleysanayo musharaxa Xisbiga Dimoqraadiga…
Madaxweynaha Mareykanka ee u ordaya in mar kale dib loo doorto Donald Trump ayaa qeylo -dhaan kasoo saaray sida ay…
Wasaaradda Arriaha Gudaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa hambalyo u dirtay oo aqoonsatay Gudoonka cusub ee Baarlamaanka Hirshabeelle oo maanta lagu doortay…
Guddoonka Baarlamaanka maamulka Hirshabelle ayaa maanta lagu doortay Doorasho natiijadeeda la sii ogaa oo ay kusoo baxeen xubnihii ay wadatay…
Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd doortay Guddoomiye cusub, kadib doorasho ka dhacday magaalada Jowhar.
Wararka laga helayo magaalad Jowhar ayaa sheegaya in musharax ay qaraabo yihiin Agaasimaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin la filyo inuu…
Dowladda Itoobiya ayaa ku dhawaaqday xaalad degdeg ah oo lagu soo rogay Gobolka Tigrey ee dalka Itoobiya oo Ra’iisal wasaaraha…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku adkeystay inuu guul weyn kasoo hooyey Doorashada madaxweynaha dalkaasi, balse uu dacwad geyn doono…
Barta Twitter-ka ayaa qarisay calaamad inaysan sax ahayn ahna saartay farriintii ugu danbeysay ee uu bartaasi soo dhigay Madaxweynaha Mareykanka…
Wararka laga helao magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Maxkamadda magaaladaasi iyo Gobolka Maroodi-jeex ay xukun adag ku riday ganacsadaha iyo…
Musharaxa xisbiga Dimoqraadiga Joe Biden oo goor dhow hadlay ayaa shaaciyay inuu rajo fiican ka qabo guul uu ka gaaro…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa amar ku siiyey ciidamada Dowladda Federaalka Itoobiya inay howgal ku qaadaan ururka Tigreega ee…
Ilhan Cumar oo ah haweeney asalkeedu yahay Soomaali ayaa mar kale ku guuleystay kursiga Koongareeska Mareykanka ee laga soo doorto…
