Browsing: Somali
Waxaa soo baxaya natiijooyinka Doorashada Madaxweynaha Mareykanka oo ay ku loolamayaan Madaxweynaha xilka haya Donad J. Trump iyo Madaxweyne ku…
Madaxweynihii hore ee Hirshabeelle ee xilka iska casilay Maxamed Cabdi Waare ayaa kashifay sababta Doorasho kasta loogu dagaalamo Hirshabeelle, isagooo…
Qaar ka mida Xildhibaannada iyo Wasiirada kasoo jeeda Somaliland ee taageersan Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka hor yimid Qoraal…
Waxaa lagu wadaa in Berri ay magaalada Jowhar ka dhacdo Doorashada Guddoonka Barlamaanka Labaad ee Hirshabeelle, iyadoo la saadaalinayo inay…
Sheekh Dr. Cabdirisaaq Aadan Macallim oo ka mid ah culimada waaweyn ee Soomaaliyeed, saldhiggooduna yahay caasimadda Muqdisho ayaa kordhiyey Duruusta…
Doorashada Madaxweynaha Mareykanka ayaa maanta looga dareeray dalkaasi iyadoo ay si weyn ugu loolamayaan Madaxweynaha xilka haya Donald Trump iyo…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta isugu tegay Hotelka Decale ee ku dhex yaalla garoonka diyaaradaha Aden Cadde ee magaalada…
Taliska Ciidamadda Xoogga dalka ayaa shaaciyey in howlgal qorsheysan lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab iyo ilaaladii la socotay.
Madaxweynihii waqtigiisu dhammaaday ee Maamulka Hishabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ku dhawaqay inuu iska casilay xilka.
Wararka laga helayo magaalada Vieanna ee dalka Austria ayaa sheegaya in weerarro hubeysan ay ka dhaceen caasimadda dalkaasi.
Khilaaf ayaa hareeyay cidda magacaabeysa Guddiga Doorashooyinka ee xildhibaannada labada Aqal ee kasoo jeeda Gobollada Waqooyi, iyadoo uu taagan yahay…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku baaqday…
Guddoomiyaha Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh ayaa sheegay in Baarlamaanka Federaalka uu sii shaqeyn doono, xitaa haddii uu waqtigiisa dammaado…
Wasiirka cusub ee Warfaafinta Xukuumada Soomaaliya Cismaan Abuukar Dubbe ayaa u jawaabay siyaasiga Feysal Cali Waraabe oo shir uga qeyb…
Gabar yar oo 3-sano jir ah ayaa laga soo saaray burburka Daar ku duntay dhulgariirkii Jimcihii ka dhacay magaalada Izmir…
Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed oo shalay gaaray magaalada Jowhar ee maamulka Hirshabelle ayaa wada qorshe soo dib dhacay, kaasoo…
Waxaa magaalada Nairobi ka dhacay shir ay ay isugu yimaadeen siyaasiyiin, waxgarad iyo odayaal ka tiran Beesha Dir, iyadoo laga…
Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo shalay la magacaabay ayaa soo saaray jadwalka Doorashada Guddoonka Baarlamaanka labad.
Qoraal ka soo baxay Wasaaradda Arrimaha Gudaha Soomaaliya ayaa si buuxda loogu taageeray Doorashada ka socota Maamulka Hirshabelle.
Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi C/llaahi ayaa soo saaray qoraal ku saabsan magacaabidda Guddiga Doorashooyinka ee xildhibaannada…
