Browsing: Somali
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Sheekh Shariif Sheekh Axmed, ahna hoggaamiyaha Madasha Xisbiyada mucaaradka ayaa maanta gaaray magaalada Jowhar ee xarunta…
Is-rasaaseyn xoog leh ayaa ka dhadcay isgoyska Dabka ee magaalada Muqdisho ayaa dhalisay dhimashada saddex qof oo la sheegay inay…
Howlgal ay ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ka fuliyeen Gobolka Jubbada Dhexe ayaa lagu dilay horjooge ka tirsan Alshabaab.
Xildhibaanadda Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliyaa ayaa maanta waqti kordhin u sameeyay Madaxa bannaan ee Xuduudaha iyo Faderaalka.
Qarax degmada Qansaxdheere ee Gobolka Bay ayaa lagu dilay mas’uul ka tirsan maamulka degmadasi markii gaari uu la socday qarax…
Madaxweynaha Turkiga ayaa mahadcelin u diray madaxda dalalka caalamka ee dalkiisa garab istaagga iyo taageerada u fidiyey, kadib dhul gariirkii…
Wasiirka cusub ee Gargaarka xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa hadal la yaab leh ka sheegtay xalfad ka dhacday Muqdisho…
Kulankii ugu horeeyay ee Baarlamaanka cusub ee Hirshabeelle oo maanta la dhaariyey ayaa si degdeg loogu magaaabay Guddiga Doorashada guddoonka…
Baarlamaanka labaad ee Maamulka Hirshabeelle ayaa goor dhoweyd lagu dhaariyey magaalada Jowhar ee xarunta maamulkaasi.
Xog dheeraad ah ayaa laga helay ninkii weerarka ka geystay Kaniisadda ku taalla magaalad Nice ee dalka Faransiiska Brahim al-Aouissaoui…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee xarunta maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in maanta la dhaarinayo Baarlamaanka cusub ee Maamulka Hirshabeelle.
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa dhulgariir xoog leh oo Jimcaha maanta ka dhacay magaalada Izmir ee dalka Turkiga, oo…
Wrarka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay toogasho ku dileen nin oday ah oo la dhashay…
Duuliye Duuliye Axmed Maxamed Xasan (Axmed-dheere) oo xilligii dowladii Milateriga diiday inuu magaalada Hargeysa ku duqeeyo diyaarad dagaal oo uu…
Waxaa la shaaciyey ninkii ka dambeeyay weerarkii Mindi-da loo adeegsaday lagu qaaday Kaniisad ku taalla magaalada Nice ee dalka Faransiis…
Shirkii Golaha Wasiirada xukuumadda cusub ee Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble ayaa la shaaciyey in lagu ayiday go’aanadii ay qaadatay…
Madaxweynaha Waqtigiisu dhammaaday ee maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Ware ayaa magacaabay xubnaha maamulka Doorashooyinka ee dowladda Federaalka Soomaaliya.
Qoyska Jeneraal Maxamed Abshir Muuse iyo Wakiilkooda ayaa ku eedeeyay Wasiirada cusub ee Gargaarka iyo Maareynta musiibooyinka inay muddo 4…
War kasoo baxay Hay’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka ee NISA ayaa lagu sheegay in howlgal ciidamada ay ka sameeyeen xaafado ka…
Saddex qof ayaa lagu dilay saaka Kaniisad ku talala magaalada Nice ee dalka Faransiiska, kadib markii nin ku hubeysan Mindi…
