Browsing: Somali
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weerar loo adeegsaday Mindi Kaniisad ku taalla magaalad Nice ee dalka Faransiiska.
Sheekha caanka ah ee Soomaaliyed Sheekh Cabdirashiid Sheekh Cali Suufi ayaa saaka salaaddii Subax Imaam ka noqday oo dadka ku…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa War ka soo saartay War ay ku sheegtay inay ka xun tahay xadgudubka iyo caqiidada iyo muqadasaadka…
Maxaa ka socda Hirshabeelle..? waa su’aal dad badan is weydiinayaan xilli lagu dhawaaqay liiska xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Maamulkaasi oo…
Wasiiradii Amniga iyo Arrimaha Gudaha oo xilalkii wareejiyey & Ra’iisal wasaare Rooble oo… (Sawirro)
Wasiirada Amniga iyo Arimaha Gudaha xukuumadii hore ee Soomaaliya ayaa maanta xilalka ku wareejiyey wasiirada cusub ee loo magacaabay munaasabado…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, ahna hoggaaminaya Madasha Qaran ee Xisbiyada mucaaradka ayaa maanta ku laabtay magaalada Muqdisho, kadib muddo laba…
Wargeys kasoo baxa dalka Faransiiska ayaa sawir-gacmeedo ceebeyn iyo jeesjees ah ka sameeyay muuqaalka Madaxweynaha Turkiga Tayyip Erdogan.
Fannaanka Qamar Suugaani ayaa maanta lasoo taagay Maxkamadda magaalada Berbera, iyadoo xukun sii heyn ah ku riday fannaanka.
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xalay u dhacay Hotel uu magaalada Laascaanood ka deganaa Abuukar Cawaale Qaad-diid oo u ololeeya ka…
Guddiga Farsamada ee soo xulista Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle ayaa xalay so saaray liiska magacyada xildhibaannada Baarlamaanka labaad ee Hirshabelle…
Dadka Bangladesh ayaa maanta isugu soo baxay dibaxbixii ugu weynaa ee looga horjeedo Madaxweynaha Faransiiska oo taageeray faafinta Sawir-gacmeedyo lagu…
Wakiilada Beesha Caalamka ayaa bilaabay socdaallo ay ku tegayaan xarumaha Maamul Goboleedyada, iyagoo maanta booqday magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka…
Machadka Hiraal ee Muqdisho ayaa faafiyey warbixin ku saabnsan sida Alshabaab ugu dhex milantay qeybaha bulshada iyo dowladda Soomaaliya, uguna…
Gaari Miineysan ayaa goor dhoweyd lagu qarxiyey mas’uuliyiinta degmada Kaxda ee magaalada Muqdisho, kadib gurmad ay u sameeyeen guddoomiye waaxeed…
Kooxo hubeysan ayaa maanta dil khaarijin ah ka fulisay gudoomiye waaxeed ka tirsan degmada Kaxda ee gobolka Banaadir.
Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ee NISA ayaa ka digtay amni darro ay dheegtay inay ka dhalan doonto dekadda magaalada…
Maxkamadda ciidamada Qalabka-sida ayaa xukuno isugu jira Dil toogasho iyo Xabsi ku riday saddex eedeysane oo lagu eedeeyay inay ka…
Wasaarada Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa fasaxday shaqaalaha dowladda muddo laba maalmood ah.
Wasiirkii hore ee Warfaafinta xukuumadda Soomaaliya Xildhibaan Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa shaaciyey dagaal adag oo isaga iyo Mahdi Maxamed…
Ciidamada Booliska Somaliland ayaa xabsiga dhigay fannaancaan ah oo tegay magaalada Muqdisho, markii uu dib ugu laabtay degaanadeeda.
