Browsing: Somali
Waxaa dunida islaamka kusii xoogeysanaya ololaha lagu mamnucuayo iibinta iyo iibsiga wax soo saarka iyo Ganacsiga dadka Faransiiska, kadib markii…
Wararka laga helayo magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Nin hubeysna uu halkaasi uu ku dilay Ganacsade caan ah oo maamula…
Somaliland ayaa joojisay xiriirkii wada-shaqeynta ee kala dhaxeeyay Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya, kadib qoraal kasoo baxya Wasaaradda Qorshaynta iyo Horumarinta…
C/llaahi Goodax Barre – Wasiirkii hore ee Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya- wuxuu ka mid noqday wasiirada xilalkooda waayey ee sida weyn…
Kooxda khilaafada islaamiga ee Daacish ayaa sheegtay weerar shalay ka dhacay degaanka Xoosh, degmada Dharkeyneynley ee magaalada Muqdisho.
Nin hubeysan oo ka tirsan Dableyda Alshabaab ayaa weerar ku qaaday maanta ciidamo ka tirsan Booliska oo ku sugnaa xaafadda…
Wararka laga helayo Magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in Ra’iisalwasaare ku xigeenkii hore ee Soomaaliya xildhibaan Maxamed Cumar Carte uu dib…
Maxamadda Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ayaa Maanta xukunno kala duwan ku riday 11 Qof oo ku eedeysan weerarkii…
Wasiirkii hore ee Warfaafinta Xildhibaan Maxamed Cabdi Maareeye ayaa shaaciyey qorshe ay madaxda dowlada Federaalka ku doonayaan inay faragelin ku…
Maxkamadda Magaalada Hargeysa ee Gobolka Maroodi-jeex ayaa mar kale saaka la soo taagay Bilaal Bulshaawi oo ah wiil caan ka…
Wararka laga helayo Gobolka Sanaag ayaa sheegaya in maleeshiyo ka tirsan Al-shabaab ay la wareegeen degaano ka tirsan gobolkaasi.
Madaxweynaha Hirshabeelle oo waqtigu ka dhammaaday Maxamed Cabdi Waare ayaa ugu danbeyn magacaabay xubnaha Guddiyada Doorashooyinka ee Maamulka Hirshabeelle.
Dowladda Faransiiska ayaa si weyn uga carooday hadal kasoo yeeray Madaxweynaha Turkiga oo weerar afka ah ku qaaday Dhiggiisa Faransiiska…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan si cad u sheegay in Turkigu uu bilaabay tijaabinta Gantaalaha difaaca cirka casriga ah ee…
Jid muhiim ah oo muddo sanado ah u xirnaa safaarado kala duwan ayaa waxaa hadda socda howl adag oo dhagxaanta…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa isbedal ku sameeyay qar ka mida taliyeyaasha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed, isagoo xilkii ka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya ayaa magaca ka bedeley waqtiga ‘KALA GURKA’ ah ee ay xukuumadiisa kusoo beegantay, iyadoo dalku doorasho…
Askari ka tirsanc iidamad Booliska ayaa toogasho ku dilay nin dabley ah oo ka mid ahaa koox dooneysay inay khaarijiso,…
Baarlamaanka Federaalka ayaa maanta codka kalsoonida siyey Xukuumadda cusub ee Soomaaliya iyo Barnaamijkeeda.
Taliska ciidamada Danab ayaa shaaciyey inay howlgal ku dileen horjooge ka tirsan Alshabaab, kaasoo qabilsana Arrimaha Maaliyada.
