Browsing: Somali
Waxaa soo shaac baxay khilaaf u dhaxeeya Maxkamadda Gobolka Banaadir iyo xafiiska Xeer ilaalinta Guud kadib markii ganaax lagu riday…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa War yaab leh kasoo yeeray, kaasoo ku saabsan muranka ka dhaxeeya dalalka Itoobiya iyo Masar…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa ku dhawaaqay in dowladda Suudaan ay xiriir diblomaasi la yeelatay Israa’iil.
Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa Berri kulan gaara yeelanaya, kaasoo codka kalsoonida loogu qaadayo Golaha Wasiirada iyo barnaamijka…
Iyadoo Soomaaliya ay isku diyaarineyso inay doorashooyin qabato, Qaramada Midoobay ayaa maanta ifisay baahida loo qabo in la xaqiijiyo in…
Hoggaamiyaha Xisbiga Mucaaradka Somaliland C/raxmaan Maxamed C/llaahi (Cirro) ayaa shaaciyay inuu ku dhacay cudurka Coronavirus.
Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa gudbiyay xubnaha Galmudug ku matalaya guddiga doorashooyinka iyo guddiga xallinta Khilaafaadka ee heer…
Kulan magaalada Nairobi ku dhex maray Xasan Cali Kheyre iyo Sheekh Shariif iyo Arrimaha looga hadlay
Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya uu magaalada Nairobi kula kulmay Madaxweynhii hore…
Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow oo maanta laga sii daayey xabsiga Godka Jilacow oo uu muddo 5 maalin ku dhowaad ah…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in weriye C/llaahi Kulmiye Caddow oo muddo shan maalmood ah u xirnaa Hay’adda Nabadsugidda…
Ciidamada dowladda iyo kuwa maamulka Gobolka Hiiraan ayaa hor istaagay oo kala eryay bannaanbax maatna ka dhacayey Magaalada Beledweyne, kaasoo…
Marwada koowaad Seynab Cabdi Macalin iyo Ra’iisal wasaare ku xigeenka magacaaban Mahdi Maxamed Guuleed ayaa socdaal wadajir ah ku jooga…
Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa taageersan maamulka Jubbaland ayaa xalay saqdii dhexe iska hor imaad ku dhex maray duleedka magaalada…
Kaddib markii maalmihii la soo dhaafay ay soo if baxeen warar been abuur ah oo lagu faafiyey baraha bulshada qaar,…
Wasiirada sida lama filaanka ah laga reebay Golaha wasiirada cusub ee xukuumadda Maxamed Xuseen Rooble waxaa ka mida Wasiirkii Warfaafinta…
Odayaasha, Siyaasiyiinta iyo Dhalinyaradda Beesha Hawiye ayaa war kasoo sartay taliyaha guutada 16aad ee ciidamada Danab Ismaaciil C/maalik Maalik oo…
Waxaa magaalada Kismaayo lagu soo bandhigay laba haween ah oo wiil yar oo 2 sano jir ah ka xaday xaafadda…
Warbaahinta Turkiga ayaa faafisay in Wasiir loo magacaabay mas’uul ku hadla luuqada Turkiga, isla markaana ka baxay Jaamacad ku taalla…
Haweeneeydi u dooneyd ee ay u ballansanaayeen inay is-guursadaan Saxafigi la dilay Jamal Khashoggi, iyo koox u doodda xuquuqda aadanaha…
Alshabaab ayaa shaacisay inay maqaalada Muqdisho iyo degaanka Ceelasha biyaha ka geystay falal lagu khaarijiyey sarkaal ka tirsan NISA iyo…
