Browsing: Somali
Ciidamo ka tirsan maamulka Puntland aya saaka qabsaday Xarunta Wasaaradda Kalluumeysiga Puntland ee Magaalada Boosaaso, iyagoo ka gadoodsan in xuquuqdooda…
Ciidamo Nabadsugidda iyo Sirdoonka Soomaaliya ayaa xalay gurigiisa kala baxay Weriye C/llaahi Kulmiye Caddow oo ah weriye caan ah, kana…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa shaaca ka qaaday in keyd kale oo shidaal uu dalkiisu helay, kadib shir jaraa’id…
Maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya ayaa laga reebay qoraal uu Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya u kala diray maamul Goboleedyada Dalka.
Waxaa maanta magaalada Garowe dil qisaas ah lagu fuliyey Faarax Cabdi Maxamed oo hooyadiis ku dilay degaanka Jalam ee Gobolka…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa qoraal u kala diray madaxda Maamul Goboleedyada dalka.
Dowladaha Somalia iyo Talyaaniga ayaa kala saxiixday heshiis mashruux lagu dhisayo Biyo-xireenka magaalada Beledweyne, iyadoo muddo dheer uu dib u…
Sii-haya Wasiirka Boostada iyo isgaarsiinta xukuumadda Soomaaliya Cabdi Canshuur Xasan ayaa shaaciyay inuu shaqo bilaabay Khad labaad oo Internet ah,…
Cillad khadka Internetka ah ayaa saaka qabsaay Gobollada Bartamaha iyo Koofurta Soomaaliya. waxaana si weyn hoos ugu dhacay awoodii Internetka…
Nin dhalinyaro oo Middi ku hubeysnaa, kuna dhawaaqayey ‘Allaahu Akbar’ ayaa dilay Macalin Iskuul oo bandhig u sameeyay sawiro gacmeed…
Ciidamada Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Soomaaliye ee NISA ayaa gurigiisa kala baxay xalay Ganacsade Xaaji Abuukar Cumar Caddaan.
Dowladda Soomaaliya iyo Taliska Milateriga ayaa ka gaabsaday inay ka hadlaan weerar Alshabaab ku qaaday ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya…
Ra’iisal wasaare Maxamed Xuseen Rooble oo aan weli ku guuuleysan inuu soo dhiso Golihiisa Wasiirada ayaa dadaal ugu jira inuu…
Waxaa magaalada Muqdisho ka socota xaflad lagu caleemo saarayo Imaam cusub oo Beesha Abgaal yeelato, kadib khilaaf in muddo ah…
Madaxweynihii hore ee Hirshabelle Cali C/llaahi Cosoble ayaa ku taliyey in Doorasho barbar socota tan magaalada Jowhar ee Xarunta Hirshabeelle…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Shiikh Maxamuud ayaa ka jawaabay su’aal ku saabsan diyaargarowga Doorashada ee mucaaradka oo muddooyinkan danbe…
Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ee aan weli soo Golihiisa Wasiirada ayaa maanta 15-ka Oktoobar 2020 la shaaciyey…
Maanta oo kale, 15-kii October sanadkii 2016-kii, waxaa Soomaaliya si rasmi ah uga billaabatay Doorashaddii xildhibaannada labada Aqal ee Baaralmaanka…
Laba ka mida Guddoomiyeyaashii hore ee Gobolka Hiiran oo ku biiray Doorashada Hirshabeelle ee Jowhar
Iyadoo magaalada Jowhar uu ka socdo ololaha doorashada Baarlamaanka labaad ee Hirshabeelle ayaa waxaa maanta magaaladaasi gaaray mas’uuliyiin iyo siyaasiyiin…
Dowladda Somalia oo ku adkeysatay qabashada Doorashada Hirshabelle iyo Guudlaawe oo ku noqday Jowhar
Madaxweyne ku xigeenka waqtigiisu dhammaaaday ee maamulka Hirshabeelle Cali Cabdullaahi Xuseen (Guudlaawe) ayaa maanta dib ugu laabtay xaruna Hirshabelle ee…
