Browsing: Somali
Taliska ciidamada Mareykanka ee Afrik (AFRICOM) ayaa si cad u sheegtay inuu duqeyn ku dilay taloye sare oo ka tirsanaa…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday xilliga uu furmayo shirka dhammeystirka Heshiiskii Doorashada Dhuusamareeb III, ka hor inta uusan qabsoomin shirka…
Qoraal goor dhoweyd kasoo baxay safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Mareykanku taageerayo in isbedel lagu sameeyo diba…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa war kasoo saartay xilliga uu furmayo Shirka Muqdisho ee Wadatashiga Doorasooyinka Soomaaliya ee dib u dhaca ku…
Waxaa sii kordhaya su’aalaha ka dhashay tallaabo uu madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ku joojiyey lacagtii ugu horeysay ee Bankiga…
Madaxweynaha Puntland siciid C/llaahi Deni ayaa si kulul u weerarray natiijada Imtixaanka Dowladda e Dugsiyada Sare ee Bartamaha iyo Koonfurta…
Madaxweynayaasha saddexda maamul Goboleed ee Galmudug, K/Galbeed iyo Hirshabeelle ayaa shir lama filaan ku yeelanaya Magaalada Baydhaba xilli laga sugayey…
Maleeshiyada Alshabaab ayaa saaka aroortii weerar dhowr jiho ah ku qaaday degmada Balcad e Gobolka SH/Dhexe, iyadoo dagaal kooban kadib…
Golaha wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan aan caadi ahayn oo ay Muqdisho ku yeesheen waxay ku ansixiyey (9) xubnood…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cbadi Kaariye (Qoorqoor) iyo wafdigii la socday oo ka yimid dalka Jabuuti ayaa maanta dib ugu soo…
Madaxweynaha Puntland Siciid C/llaahi Deni ayaa khudbad goor dhoweyd ka jeediyey shir soo dhoweyn ah oo beelaha Muqdisho ugu sameeyaan…
Taliska Ciidamada Mareykanka ee Afrika AFRICOM ayaa ka hadlay qarax Alshabaab ku qaaday degaanka Jannaayo Cabdalla ee Koonfurta Soomaaliya, iyadoo…
Golaha Wasiirada xilka sii haya ayaa maanta shir degdega oo gaara yeelanaya, kaasoo goor dhow ka furmaya xarunta Madaxtooyada Soomaaliya…
War kasoo Al Shabaab ayaa lagu shaaciyey in werarkii is-miidaaminta ahaa ee ka dhacay degaanka Janaay-Cabdalla, duleeda Kismaayo, lagu dilay…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa qarax is-miidaamin ah oo Alshabaab ku qaadeen degaanka Janaay Cabdalla ee 60 KM u…
Wararka laga helayo Gobolka J/Hoose ayaa sheegaya in weerar is-miidaamin ah ay saaka ku qaadeen degaanka Jannaayo Cabdalla oo 60…
Dood aad u culus ayaa ka dhalatay natiijada imtixaankii Dugsiysada Sare ee dalka oo ay shaacisay Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya,…
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya ayaa shaacisay natiijada Imtixaanka Dugsiyada Sare ee dowladdu qaaday, iyadoo arday ka badan 8500 arday ay dhaceen.
Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta shaacisay natiijada Imtixaankii Dowladda ee Dugsiyada Sare ee Dalka.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa kashifay arrin ka dhacday shirkii Dhuusamareeb III, wuxuuna faahfaahin ka bixiyey dagaalkii dhinacyada…
