Browsing: Somali
Dowladda Turkiga ayaa Gaadiidka Gaashaaman ee casriga ah ugu deeqday ciidamada Soomaaliyeed ee lagu tababaray saldhiga SomTurk ee magaalada Muqdisho.
-Golaha wasiirrada xukuumadda xil gaarsiinta dalka ayaa ansixiyey Hab-raaca hoggaanka Hubka iyo Rasaasta ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo ay golaha…
Sheekh Xasan Daahir Aweys oo dowldda Soomaaliya sanado xabsi guri ugu jira ayaa hajnabaad culus u diray Mareykanku, kadib dilkii…
Madaxweynihii hore ee Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Shariif Xasan Sheekh Aadan oo ka mida Madasha Xisbiyada Qaran oo maanta dib…
Waxaa xalay iyo saaka si weyn loo baahiyey war ku saabsan in Ra’iisal Wasaarihii hore ee Xasan Cali Kheyre laga…
Madaxweynayaasha Maamul Goboleedyada Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa war-saxaafadeed wadajir ah kasoo saaray shirar wadatashi…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Khamiis 27 Ogost 2020 ah xukuno isugu jira xarig iyo ganaax lacageed ku riday agaasimeyaal ka…
Wasiirka Amniga ee maamulka Galmudug Axmed Macalin Fiqi ayaa ku baaqay in siyaasiga C/raxmaan C/shakuur la tijaabiyo oo loo doorto…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax goor dhoweyd laga maqlay magaalada Muqdisho, iyadoo la sheegay in Miino la dhigay…
Shiinaha ayaa laba Gantaal oo kuwa heerkoodu yahay meel dhexe ah ku riday diyaarad wax basaasta oo Mareykanku leeyahay Zoon-ka…
Maxkamad ku taalla dalka Newzealand ayaa xukun ku riday ninkii dad badan oo muslimiin ah ku laayey dalkaasi sannadki hore…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dib uga laabtay kulan uu isugu yeeray xildhibaanada Beelaha Hawiye, saacado kadib…
Maamulka Puntland ayaa ka hor yimid xeerka saxaafadda Soomaaliya ee uu saxiixay madaxweynaha Soomaaliya, isla markaana ay maanta soo bandhigtay…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa kulan ugu yeeray xildhibaannada kasoo jeeda Beesha Hawiye, kadib markii ay u dhammaatay muddo…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa saxiixay Xeerka saxaafadda ee wax ka bedelka lagu sameeyay, isla markaana ay sida weyn…
Wararka laga helayo magaalada Garowe ee xarunta Puntland ayaa sheegaya in Madaxweynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed…
Warar aya faafiyeen warbaahinta dowladda Soomaaliya ayaa sheegaya in duqeyn dhinaca cirka ah oo ay iska kaashadeen ciidamada Mareykanka lagu…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka hadlay kulan dood badan dhaliyey oo shalay ilaa xalay dhex maray…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay weerarkii ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe, iyadoo la ogaaday ninkii ka dambeeyay qorsheynta weerarka…
Hoggaamiyaha Xisibiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta lagu soo dhoweeyay magaalada Dhuusamareb ee xarunta maamulka Galmudug.
