Browsing: Somali
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa weerar ku qaaday degaanka Daarusaleem ee degmada Awdheegle, Gobolka Sh/hoose goob la sheegay inay isku urursanayeen…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox hubeysan ay toogasho ku dishay nin Nabadoon ah xaafad ka tirsan…
Ololaha loogu jiro xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa kusoo koobmay laba beelood, kadib markii laga soo xigtay Madaxweyne Farmaajo inuu…
Dowladda Turkiga ayaa gaadiid ciidan oo casri ah ugu deeqday Ciidamada Kumaandooska Xoogga Dalka, gaar ahaan ciidamada Gorgor ee Turkigu…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in saacadaha soo socda lagu dhawaaqayo Ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya, iyadoo mashquul…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo uu Wakiil u diray Madaxweynayaashii hore ee dalka,…
Waxaa maanta Maxkamadda Gobolka Maroodijeex ee Hargeysa markii ugu horeysay lasoo taagay Milkiilaha Astaan TV C/mannaan Yuusuf Maxamed oo ku…
Maamulka Gobolka Banaadir oo dhowaan wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ku wareejisay dugsiyada Hoose/ Dhexe iyo Sare ee magaalada Muqdisho ayaa…
Maxkamadda Gobolka Banaadir ayaa Xukun xabsi culus ah ku riday agaasimeyaashii ugu waaweynaa wasaaradda Caafimaadka xukuumadda Soomaaliya ee loo heystay…
Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland Siciid C/llaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam ayaa shir gaara uga furmay magaalada Garowe, kaasoo ay…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in iska hor imaad ka dhacay Isgoyska Dabka iyo agagaarka guriga taliyaha ciidamada…
La-taliyihii hore ee dhinaca Amniga Qaranka Madaxweyne Farmaajo, ahna madaxa Hay’ada Cilmi baarista Hiraal ayaa sheegay inuu Musharax Madaxweyne Maxamed…
Madaxweynaha Galmudug Cabdi Axmed Kaariye ayaa magacaabay Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Galmudug oo ahaa xil bannaan.
Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ka tirsan Baarlamaanka Federaalka, kana mida Madasha xisbiyada Qaran ayaa shaaciyey in Madaxweyne Maxamed C/llaahi…
Beesha Caalamka oo dadaal xoog leh u gashay in heshiiskii Doorashada ee Dhuusamareeb 3 la dhammeystiro ayaa madaxweynaha Soomaaliya ku…
Shirkadda caanka ah ee Baraha bulshada TikTok ayaa shaacisay inay dacwa kusoo oogeyso Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump iyo maamulkiisa oo…
Saacadihii ugu danbeeyay waxaaa baraha bulshada qabsaday olole ku saabsan xilka Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo loo saadaalinayo Ra’iisal wasaarihii hore…
Waxaa la galay saacadihii ugu danbeeyay ee magacaabista xilka Ra’iisal wasarah, waxaana madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo laga sugayaa inuu soo…
Alshabaab ayaa degaanka Ceelcadde ee gobolka Gedo ka fulisay xukun toogasho ah oo lagu qaaday rag lagu eedeeyay inay ahaayeen…
Faahfaahin dheeraad aha ayaa laga helayaa qarax saaka ka dhacay magaalada Muqdisho oo lala beegsaday mid ka mida guddoomiyeyaasha degmooyinka…
