Browsing: Somali
Ciidamo ka tirsan Milateriga Soomaaliya ayaa maqribkii Caawa rasaas ku furay Isgoys mashquul badan oo ku yaalla magaalada Muqdisho.
Madasha Xisbiyadda Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa si aan…
Urur siyaasadeedka Mideeya ee ka dhisay Dowlad Goboleedka Puntland ayaa soo dhoweeyay heshiiskii Doorashada 2020/2021 ee Madaxweynaha Soomaaliya iyo saddex…
Waxaa maanta dekedda magaaladda Boosaaso ku xirtay markabkii shidaalka siday ee Ocean 11 ee hore loo shaaciyey inay bucarad-badeed afduubatay.,balse…
Xildhibaan Mahad Maxamed Salaad oo ka mida xildhibaan Baarlamaanka Federaalka ayaa su’aal ka keenay haddii ergo iyo odayaal doorayaan xildhibaannada…
Heshiiskii Doorashada ee Madaxweynaha Soomaaliya iyo saddex maamul goboleed + Gobolka Banadir ku gaareen magaalada Dhuusamareeb (Samareeb) wuxuu abuuray su’aalo…
Dowladda Itoobiya ayaa Wakiilka cusub u magacowday Somaliland, kaasoo lagu magacaabo Amb. Siciid Maxamed Jibriil, ahna Soomaali kasoo jeeda Kilinka…
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaassiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa soo saaray mowqifkiisa Heshiiskii Doorashada ee magaalada Dhuusamareeb ay ku…
Waxaa in mudo ah kolba madaxa derbi ku dhifanaayay Madaxweyne Farmajo, laakiin kama danbeystii tabartiisa siyaasadeed ayaa u run-sheegtay. Madaxweyne…
Madaxweynayaasha Puntland Siciid C/llaahi Deni iyo Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa go’aan wadajir ah kasoo saaray shirkii Dhuusmareeb 3 oo…
Dowladda Mareykanka ayaa la sheegay inay ka dalbatay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu qabto shir dhameystir u ah shirkii…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa ku dhawaaqay inuu dalkiisu helay Keyd Gaas dabiici ah kii ugu weynaa taariikhda dalkaasi,…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo ka hadlay xeritaanka Shirka Dhuusamareeb 3 ayaa sheegay inay heshiis muddo dheer qaatay oo…
Heshiiska Doorashada 2020/2021 ee magaalada Dhuusamareeb ku saxiixeen Madaxweynaha Soomaaliya, saddex maamul goboleed iyo Gobolka Banaadir, wuxuu meesha ka saaray…
Puntland ayaa beenisay wararka sheegaya in Markab lagu afduubtay xeebaha deegaanada maamulkaasi, waxayna qiratay in ciidamo ka socda ay galeen…
Wareegii sadexaad ee wadatashiga Madaxda Qaranka ee arrimaha Doorashooyinka 2020/21 ee horey loogu heshiiyey Shirkii Dhuusamareeb laba ayaa ka dhacay…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb heshiis Doorasho oo ka dhacda Dalka ku gaaray Madaxweynaha Soomaaliya iyo madaxda saddexd maamul Goboleed ee Galmudug,…
Safaaradda Mareykanka ee Soomaaliya ayaa War yaab leh kasoo saartay Shirka Dhuusamareeb 3, iyadoo qas-wadayaal ku tilmaantay kuwa ka maqan…
Dowladda Mareykanka ayaa si toos ah ugu eedeysay Madaxweynaha Soomaaliya inuu xiisad siyaasadeed dalka ka abuuray markii isaga iyo baarlamaanka…
Ergeyga Soomaaliya u fadhiya Q/Midoobay Abuukar Baalle oo khudbad laga siiyey kulankii maanta ee Golaha Amniga Q/Midoobay ka yeeshay arrimaha…
