Browsing: Somali
Wakiilka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, James Swan khudbad u jeediyay Galabta kulan ay xaaladda Soomaaliya ka yeesheen Golaha Ammaanka ee…
Wasiirka Amniga Galmudug ayaa ka hadlay shirka Dhuusamareeb 3 ee maamulka Galmudug marti geliyey iyo xaaladaha cusub ee kusoo kordhay,…
Kulan aya maanta magaalada Muqdisho ku yeesheen odayaasha Beesha Hawiye ayaa laga soo saaray talooyin baaq ku socda madaxweynaha iyo…
Ciidamada milateriga ee Xoogga Dalka ayaa shaaciyey inay howlgal ay ka fuliyeen agagaarka degmada Kuntuwaarey ee gobolka Sh/Hoose lagu dilay…
Ciidamada Badda Iiraan ayaa qabsaday Markab laga leeyahay dalka Imaaraadka Carabta, kadib shil ciidamada ilaalada xeebaha Imaaraadka ku dileen laba…
Baaritaan hordhac ah oo kasoo baxay Guddiga dowladda Soomaaliya u saartay dagaalkii dhiigga badan ku daatay ee ka dhacay xabsiga…
Sii-hayha Wasiirka waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa soo saaray go’aan dalka looga saarayo madaxii hay’adda care International ee…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in horumar laga gaaray waanwana ay beesha caalamka ka dhex waday madaxweynaha Soomaaliya…
Taliska ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaciyey in shaqadii laga joojiyay taliyihii Saldhigga Degmada C/casiis, isla markaana la xiray askartii ilaalada…
Guddiigii loo xil saaray Baaritaanka weerarkii argagaxiso ee 10-k August 2020 ka dhacay gudaha xabsiga dhexe ee magaalada Muqdisho, ayaa…
Dowladda Soomaalia ayaa magaalada Istanbul ee talka Turkiga heshiis cusub oo bilow ah kula saxiixatay shirkadda maamusha Dekadda Muqdisho ee…
Wakiilada Beesha Caalamka ee arrimaha Soomaaliya ayaa war-cusub kasoo saaray shirka Dhuusamareeb 3, iyadoo ballanqaaday inay fududeynayaan sidii loo hirgelin…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in ciidamada Danab ay gacanta ku dhigeen Gaar laga buuxiyey waxyaabaha qarxa oo…
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada xukuumadda xilka sii heysa ayaa bixisay qandaraasyo laga ganacsanayo xanuunka safmarka ah ee Covid-19.
Iyadoo la sugayo go’aannada shirka Dhuusamareeb 3 oo ay ka maqan yihiin madaxda labada maamul Goboleed ee Puntland iyo Jubbaland…
AKHRISO: Noocyada Doorashooyinka horyaalla Shirka Dhuusmareeb & Qorshaha uu wato Madaxweyne Farmaajo
Guddiga Farsamada Shirka Dhuusamareeb 3 ee ka baaraandegga nooca Doorasho ee dalka ka dhaceysa ayaa diyaariyey habab doorasho oo ay…
Dowladda Soomaaliya oo ayaa si kulul u cambaareysay tallaabada isku dayga qar iska tuurnimada ah ee ay ku dhaqaaqday Taiwan,…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee dalka Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa war kasoo…
Afhayeenka Maleeshiyada Alshabaab Cabdicasiis Abuu Muscab ayaa ka hadlay weerarro ay ka geysteen Muqdisho, Gobolka Bay iyo Sh/Hoose oo lagu dilay…
Qarax ayaa goor dhoweyd ka dhaay Magaalada Muqdisho, gaar ahaan isgoyska Trebuunka ee degmada Hodon.
