Browsing: Somali
Faahfaahin dheeraa aha yaa kasoo baxeysa dil caawa magaalada Jowhar loogu geystay Wasiirkii Beeraha Hirshabeelle Marxuum Cabdiqaadir Faarax Axmed (Karaani).
Wararka laga helayo magaalada Baydhaba ayaa sheegaya in halkaasi lagu toogtay laba nin oo ku eedeysnaa fal kufsi ah.
Isbedal aan la fileyn ayaa laga dareemay madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor), kadib shirkii jaraa’id ee uu xalay saqdii…
Waxaa Isbitaalka Digfeet ee magaalada Muqdisho ku geeriyootay Faa’isa Ibraahin Yuusuf (Faaisa Beela) oo ahayd fanananad dhaawac culus ka soo…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) ayaa xalay saqdii dhexe shir jaraa’id ku qabtay magaalada Dhuusamareeb, isagoo shaaciyey inuu furmay…
Madaxweynaha Jubbaland ayaa soo saray war-saxaafadeed ku saabsan Shirka Dhuusamareeb 3, isagoo eedeyn u jeediyey dowladda Federaalka oo fulin weyday…
Wararka laga helayo magaalada Jowhar ee caasimada maamulka Hirshabeelle ayaa sheegaya in goor dhoweyd halkaasi lagu dilay wasiir ka tirsan…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya inuu soo dhammaaday shir ay lahaayeen Guddiga Farsamada Arrimaha Doorashooyinka, Madaxda ku sugan…
Wararka laga helayo gobolka Gedo ayaa sheegaya in qarax Miino oo xoog leh uu ka dhacay magaalada Beledxaawo, kaasoo dhaliyey…
Faahfaahin dheeraad aha yaa laga helayaa dagaal iyo qaraxyo ka dhacay deganka Goof-gaduud oo 30 KM u jira Magaalada Baydhabo.
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka socda qabanqaabo lagu doonayo in lagu furo shirka Dhuusamareeb 3 iyadoo ay ka maqan yihiin maamul…
Madaxweynihii hoe ee Soomaaliya ahna guddoomihaha Madasha Xisbiyada Qaran Shariif Sheekh Axmed ayaa digniin culus u diray Madaxweynaha iyo Guddoonka…
Siyaasiyiinta kasoo jeeda Beesha Hawiye ayaa shaki ka muujiyey sida Madaxweyne Farmaajo u daahiyey magacaabista Ra’iisal Wasaaraha cusub, kadib markii…
Hoggaamiyaha Xisbiga Wadajir oo ka mida siyaasiyiinta ugu waaweyn mucaaradka ayaa cambaareeyay weerarkii Alshabaab ku qaadeen Hotelka Elite ee magaalada…
Jasiirada Taiwan oo ah maamul ka go’ay dalweynaha Shiinaha ayaa xafiis diblomaasiyadeed ka furtay magaalada Hargeysa ee maamulka Somaliland.
Maleeshiyada Ashabaab ayaa saaka dagaal kula wareegtay dageenka Goof-gaduud Buurey ee duleedka magaalada Baydhaba, kadib dagaal dhex maray ciidamada dowladda…
Puntland ayaa go’aan kasoo saaray shirka Dhuusamareeb 3 iyo sida ay u aragto xaalada uu ku qabsoomayo, waxayna baaq u…
Waxaa goor dhoweyd la soo afjaray howgalkii ka socday Hotelka Elite ee magaalada Muqdisho oo dagaal socday ku dhowaad 5…
Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray muwaadiniinta Soomaaliyeed ee argagixisadu ay sida gaadmada ah ugu…
Milkiilaha Hotelka Elite iyo Dad la badbaadiyey, Meydad laga soo saaray iyo wararkii ugu danbeeyay..
Waxaa weli socda rasaas goosgoos ah oo ka dhaceysa gudaha Hotelka Elite ee magaalada Muqdisho oo ay gudaha ugu jiraan…
