Browsing: Somali
Wararka laga helayo Gobolka Gedo ayaa sheegaya in Alshabaab ay Qarax lala beegsaday Kolonyo uu la socday wasiirka Waxbarashada xukuumadda…
Waxaa faahfaahin laga helayaa weerarka Alsahbaab ku qaaday Hotelka Elite ee magaalada Muqdisho, kadib markii ay gudaha u galeen dabley…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa lag helayaa qarax iyo weerar toos ah oo lagu qaaday Hotelka Elite ee xeebta Liido, degmada…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya inuu qarax ka dhacay magaalada Muqdisho ee caasimadda ah.
Guddoonka Aqalka Sare ayaa faafiyey qodobadda Dastuuriga ah ee uu ku xadgudbay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo, kadib khudbadii uu…
Warar ku dhow Madaxda Puntland iyo Jubaland ayaa sheegaya inay shaki weyn ka qabaan qorshaha Madaxweyne Farmaajo ee wejiga saddexaad…
Guddoomiyaha Golaha Aqalka sare ee dalka Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa ku eedeeyay Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu ku…
Ciidamada dowladda oo howlgal ka wada degmada Kuntuwaarey ee Goblka Sh/Hoose oo ay dhowaan la wareegeen ayaa gacanta ku dhigay…
Waxaa soo dhaac baxay khilaaf muddo soo jiitamayey oo u dhaxeeya guddoonka Baarlamaanka Hirshabeelle, kadib markii guddoomiye ku xigeenka labaad…
Koox Bistoolado ku hubeysan ayaa xalay wiil dhalinyaro ah ku dishay xaafadda KPP ee degmada Hodon, magaalada Muqdisho, iyagoo goobta…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ku sugan inta badan Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa maamul Goboleedyada oo ka qeyb galaya wejiga saddexaad…
W/Q; Xildhibaan C/raxmeen Odowaa Qudbadda Madaxweynuhu maanta Baarlamaanka ka jeediyay, ee aan wada dhagaysanay, waxa ay tusaale cad u tahay…
Guddiga Joogtada ah ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka oo maanta shir ku yeeshay agaalada Muqdisho ayaa war kasoo saaray…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa Madaxweynaha Soomalaiya ku dhaliilay khudbadii uu ka jeediyey maanta Golaha Shacabka, isagoo sheegay inuu inkiray…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo maanta khudbad warbixin ah u jeediyey xildhibaannada Baarlamaanka Aqalkooda hoose ayaa faahfaahin ka bixiyey…
Xildhibaano fara badan ayaa saaka iska xaadiriyey Xarunta Villa Hargeysa ee Baarlamaanka ku shiro si ay uga qeyb galaan fadhiga…
Ciidamada Kumaandooska Danab ayaa Alshabaab ka furtay caruur fara badan oo gaareysa 33, kadib howlgal ay ka fuliyeen Degmada Kuntuwaarey…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu quus ka gaaray qoshihiisii ‘Doorasho Qof iyo Cod’ ah, kadib markii…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta tegaya magaalada Dhuusamareeb, kadib khudbad uu ka jeedinayo Golaha Baarlamaanka oo ku saabsan…
Taliska ciidamada dowladda Federaalka ayaa shaaciyey magacyada horjoogayaal ka tirsan Alshabaab oo lagu dilay degmada Kuntuwaarey ee Gobolka Sh/Hoose.
