Browsing: Somali
Iyadoo guddoonka Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka uu xildhibaannada Berri oo Sabti ah isugu yeeray kulan uu Madaxweynaha Warbixin ka jeedin…
Beesha Caalamka ayaa goor dhoweyd soo saaray qoraal ku saabsan xaaladda dalka, arrimaha Doorashada, Waqtiga dowladda hadda jirta iyo shirka…
Guddoonka Baarlamaanka ayaa shaaciyey in Berri oo Sabti ah 15-ka Ogost uu kulan yeelan doono Golaha Shacabka, waxaana fariin loo…
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdoğan ayaa sheegay in Turkigu ka fiirsanayo inuu xiriirka u jaro dalka Imaaraadka Carabta, kadib markii…
Wararka laga helayo Gobolka Sh/Hoose ayaa sheegaya in ciidamada kumaandooska Soomaaliya ee Danab ay la wareegeen xarunta degmada Kuntuwaarey.
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inay si xun ku kala tageen agaasimihii Madaxtooyadiisa Dr. Nuur Diiriye Fuursade…
Cumar Filish oo Dadka Muqdisho ugu baaqay inay taageeraan qorshaha Doorashada ee Madaxweyne Farmaajo
Duqa Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Filish) ayaa ugu danbeyn si weyn u taageeray qorshaha doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ee ah “QOF…
Waxaa maanta xafiiska Ra’iisal wsaaaraha ee Madaxtooyada Soomaaliya ka dhacay fal aan hore loo arag, markii uu gacan-ka-hadal ku dhex…
Weerarro Qaraxyo isku waqti dhacay oo loo adeegsaday Bam Gacmeedyo ayaa caawa lagu qaadyao toban xarun degmo iyo xarumo Waaxeed…
Golaha Wasiirrada xukuumadda xil-gaarsiinta ayaa maanta kulan ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyagoo ansixiyay heshiiska Aagga Ganacsiga Xorta ah ee Qaaradda…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa shaacyey inuu xiriir buuxa ay sameysteen labada dal ee saxiibada weyn la ah ee Imaaraadka…
Safaaradda Mareyanka ee Soomaaliya ayaa war kasoo saartay shirka Dhuusamareeb 3 ee laga cabsi qabo inuu dib u dhac ku…
Alshabaab ayaa qabanqaabiyey munaasabad weyn oo nabaddoon loogu sameeyay Beesha Owbakar Gaabane oo ka tiesan beelaha Abgaal ee dega Gobolka…
Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo hor leh u diray Gobolka Gedo, xili lagu dhex jiray dhaqan gelinta heshiis shirkii Dhuusamareeb ku…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax lala beegsaday Gaari oo ka dhacay magaalada Muqdisho, iyagoo qaraxa laga malqay xaafado…
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo maalinta hallinyarada Dunida farriin diray farriin ayaa sheegay in xuquudqdii dhalinyarada ee…
Waxaa magaalada Muqdisho lagu soo gagabeeyay Shirka wasiiradda Maaliyadda Dowladda Federaalka iyo Dowlad Goboleedyada dalka oo uu wehliyo Maamulka Gobolka…
Wararkii ugu danbeeyay ee dagaalka Alshabaab ku qaadeen degaan u dhow Bacaadweyne, Koonfurta Gobolka Mudug ayaa sheegay in Alshabaab ay…
Dagaal culus ayaa saaka ka dhacay Gobolka Mudug, gaar ahaan degaanka Bacaad-weyn oo xarun ay ku leeyihiin Qeybta 21-aad ee…
Haweeneyda asalkeedu yahay Soomaali ee ka tirsan Aqalka Wakiilada Mareykanka Ilhan Cumar ayaa ku guuleysatay doorashada xisbigeeda Dimoqraadiga u galayo…
