Browsing: Somali
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa maxaabiistii ku geeriyooday dagaalkii shalay ka dhacay gudaha Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, iyadoo…
Guddoomiyaha Maxkmadda Sare ee dalka Baashe Yuusuf Axmed ayaa amray in la xiro Gudoomiyaha Maxkamadda degmada Hodon ee Gobolka Banaadir.
Maxbuuskii Alshabaab ee ka baxsaday Xabsiga Dhexe oo la ogaaday (Maxaa ka jira inuu ahaa Ilka-case?)
Waxaa la shaaciyey magaca Maxbuuskii Alshabaab ee shalay ka baxsaday xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, kadib dagaal ka dhacay gudaha…
Sii-hayaha xilka Ra’iisal wasaare ku xigeenka Mahdi Maxamed Guuleed ayaa magacaabay Guddi soo baara Dagaalkii shalay 10-ka Ogost 2020 ka…
Ganactada Qaadka Kenya ayaa wajahaya xaalad adag oo ka dhalatay joojinta Qaadkii ay geyn jireen Soomaaliya markii lasii kordhiyey xayiraadda…
Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ka hadlay arrimo xasaasi ah oo ku saabsan xaaladda uu dalku ku jiro ee kala…
Taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed General Mahad Cabdiraxmaan Aadan ayaa faah-faahin ka bixiyay dagaalkii galabta ilaa caawa ka dhacday xabsiga dhexe…
Ciidamada Amniga Dowladda Soomaaliya ayaa caawa soo gabagabeeyay dagaal ka dhex socday Xabsiga Dhexe ee magaalada Muqdisho, markii maxaabiis Alshabaab…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helayaa rasaas ka dhacday ay Gudaha Xabsiga Dhexe ee Magaalada Muqdisho, iyadoo la in Maxaabiis…
Sii-hayaha Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa magacaabay ilaa 8 mas’uul oo isugu jira xoghayeyaal koowaad, labaad iyo…
Iyadoo toddobaadkii saddexaad uu galay dadaalka lagu raadinayo qofka loo magacaabayo xilka Ra’iisal wasaaraha dalka ayuu Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo…
Maxkamad ku taalla magaalda Washington ee dalka Mareykanka ayaa looga yeeray dhaxal-sugaha Sacuudiga Mohamed Bin Salman, kadib markii uu dacwad…
Wasiirkii hore ee Arrimaha dibadda Yuusuf Garaad Cumar ayaa codkiisa ku biiriyey qeylo dhaanta lagu dalbanayo in xoriyadiisa loo soo…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya dabley hubeysan ay xalay weerar ku qaadeen bar ay ciidamada amniga ku leeyihiin…
Dabley ayaa weerar ku qaaday Gaari ay la socdeen shaqaalo Hay’ad gargaar oo ka howlgala dalka Galbeedka Afrika ee Niger,…
Sii-haya xilka Ra’iisal wasaaraha xukuumadda Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa sheegay in waqtiga u haray xukuumadda ay hirgelin doonaan maqaamka…
Xafiiska Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa baahiyey muuqaal aan wax war ah la socon oo ku saabsan shir ay magaalada Muqdisho…
Wararka laga helayo magaalada Gaalkacyo ee xarunta Gobolka Mudug ayaa sheegaya in ciidamada Booliska Gobolka Mudug ee Puntland ay xalay…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya inay musharixiin kasoo jeeda hal jufo ay isugu soo hareen cidda loo magacaabayo…
Xafiiska Q/Midoobay ee Soomaaliya UNSOM ayaa ku eedeeyay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Mursal Sheekh inuu Baarlamaanka hor geeyay sharci aan…
