Browsing: Somali
Madaxweynaha Hirshabelle Maamed Cabdi Waare ayaa maanta Magaalada Muqdisho kula kulmay Safiir ku xigeenka Dowladda Talyaaniga ee Soomaaliya Tabio Massimo.
Dowladda Turkiga ayaa ku dhawaaqay inay dib u dhis ku sameyneyso Dekadda magaalada Beirut ee dalka Lubnaan, iyadoo Amiirka dalka…
Xukuumadda Somaliland ayaa shaacisay inay heshiis la saxiixatay dowladda Shiinaha, kasoo ku saabsan iskaashiga dhinacyo kala duwan.
Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa ka hor yimid Ajendaha fadhigii maanta oo ka mida kalfadhiga 7-aad, kaasoo ku saabsanaa: Akhrinta Koowaad…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Qarax weyn uu ka dhacay caasimadda, gaar ahaan xero ay leeyihiin ciidamada…
Waxaa isa soo taraya warar ku saabsan Qorshe muddo kordhin ah oo ay wadaan guddoonka Golaha Shacabka ee Guddoomiye Maxamed…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa la sheegay inuu faragelin ku sameeyay go’aankii Golaha Wasiirada xilka sii ay xayiraadda uga…
Wararka laga helayo magaalada Guriceel ee Gobolka Galgaduud ayaa sheegaa in caawa weerar lagu qaaday Guri uu magaalada ka degan…
Madaxweynaha Soomaaliya ayaa si toos ah u farageliyey xubnaha Guddiga Farsamada ee Shirka Dhuusmareeb 3, ee ka imaanaya xukuumadda Federaalka.
Xukuumadda xilka sii heysa ee Soomaaliya ayaa la sheegay inay fasaxday Qaadkii ka imaaneyay dalka Kenya oo la joojiyey Bishii…
Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ayaa soo saray Wareegto dalkiisa looga mamnuucayo shirkadda isticmaalka iyo la-macaamilka barta caanka ah ee bulshada…
Golaha Wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii haya ayaa maanta kulan ay ku yeeshay magaalada Muqdisho, iyadoo kulankaasi lagu meel…
Shirweynihii Beelaha Mudullood oo intii u dhaxeysay 3-6 Ogost 2020, ka dhacay magaalada Muqdisho ayaa maanta lasoo gabagbeeyay, iyadoo laga…
Shirweynihii Beelaha Mudullood oo muddo 4 maalmood (3-6 Ogost 2020), ah ka socday magaalada Muqdisho ayaa goor dhoweyd lasoo gabagabeeyay,…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa faahfaahin ka bixiyey sidii Guddoonka Golaha Shacabka wax uga bedelay Xeerka…
Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa soo saaray Qoraal culus oo uu Madaxweyne Farmaajo uga dalbaday inuu…
Dowladda Soomaaliya ayaa furtay iibka shatiyada la siinayo shirkadaha baaraya shidaalka Soomaaliya ee la qoondeeyay in lga baaro 15 qeybood…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo oo weli wada dadaal uu ku doonayo inuu soo magacaabo Ra’iisal wasaare cusub ayaa wajaha…
Maleeshiyada Alsbaab ayaa saaka dagaal culus ku qaaday saldhigga ciidamada dawladda Soomaaliya ee degaanka Daynuunay, duleka magaalada Baydhaba.
Golaha Wasiirada xilka sii haya ee xukuumaddii dhacday ayaa dhowaan si degdeg u meel mariyey guddiyo iyo heshiisyo caalami ah…
