Browsing: Somali
Laba sano kadib waxaa maanta dib loo furay Hotel Saxafi International oo ay weeraro iyo qaraxyo ka dhacay sababeen inuu…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa uga tacsiyeeyey qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed Alle ha u naxariistee Marxuum Xaawo…
Wararkii ugu danbeeyay qaraxyadii is xigay ee ka dhacay xalay Dekadda Magaalada Beyrut ayaa sheegaya in dadka ku dhintay ay…
Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye (Qoorqoor) iyo Hogaamiyaha xisbiga Wadajir C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa maanta ka qeyb galay shirweynaha Beelaha…
War hadda soo dhacay ayaa sheegaya in Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ay xoriyadiisa dib ugu soo celisay Weriye Maxamed C/wahaab…
Waxaa saaka Magaalada Muqdisho ku geeriyootay Dr. Xaawo Cabdi Dhiblaawe oo caan ku ahayd arrimaha samafalka, kana mid ahayd dhaqaatiirta…
Qarax aad u weyn ayaa ka dhacay magaaalada Beyruut ee dalka Lubnaan, kaasoo la sheegay inuu ka dhashay waxyaabo qarxa…
Sidii degdegga ahayd ee Golaha Shacabka u codka muranka ku jiray ugu qaaday xukuumaddii Ra’iisal wasaare Xasan Cali Kheyre, laguna…
Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka ayaa maanta yeeshay kulankiisii ugu horeeyay muddo bilo ah, kadib markii uu hareeyay khilaafka u…
Sii-haya Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya C/llaahi Goodax Barre ayaa soo saaray wareegto ku saabsan dhaqangalka Manhajka Dugsiyada Sare oo maanta…
Wararka laga helayo Madaxtooyada Soomaaliya ayaa sheegaya in musharax cusub uu kusoo biiray dadka la filayo in loo magacaabo xilka…
Sii-hayaha Wasiirka Maaliyadda Xukuumadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa diiday bixinta lacag uu Ra’iisal wasaarihii is casilay ee Xasan Cali…
Wararka laga helayo Gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in Diyaarad laga leeyahay dalka Kenya ay ku burburtay Garoonka diyaaradaha magaalada…
Shirweynaha Beelaha Mudullood ee maanta ka furmay magaalada Muqdisho ayaa la sheegay in looga hadlayo maamul uu yeesho Gobolka Banaadir.
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa Maanta la hor geeyay weriye Maxamed Cabdiwahaab Nuur (Abuuja) oo muddo 5 Bilood…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa laga helay qarax qof is-miidaamiyey duhurnimadii maanta ku weerarray maqaayad ku taalla degmada Xamarjajab ee magaalada…
Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Cali Mahdi Maxamed ayaa Madaxweynaha xilka kasii dhammaanayo ee Maxamed C/llaahi Farmaajo ugu baaqay inuusan dalkan…
Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegyaa inuu goor dhoweyd qarax ka dhacay caasimadda.
Sii-haya Wasiirka Amniga xildhibaan Maxamed Abuukar Islow ayaa ugu baaqay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo inuu qabto doorasho waqtigeeda ku dhacda…
La-taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya siyaasiga Salaad Cali Jeelle ayaa fowdo ka sameeyay shirweynihii Beesha Mudullood, kadib markii isagoo aan cod lasiin…
