Browsing: Somali
Shirweynihii Wadatashiga Beesha Mudullood ayaa goor dhoweyd ka furmay Xarunta Mowlaca Macaliin Nuur ee magaalada Muqdisho.
Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyadoo kaduulaysa go’aankii Golaha Wasiiradda XFS ee soo baxay 30 kii Luuliyo, 2020 maalintii khamiista…
Taliyaha Ciidamada Booliska Soomaaliyeed Jen. Cabdi Xasan Maxamed ayaa wiil dhalinyaro ah u magacaabay Agaasimaha Isbitaalka Booliska ee Madina.
Wararka laga helayo degmada Wanlaweyn yaa sheegaya inuu qarax caawa ka dhacay degmada, kaasoo lagu weerarray Guriga mas’uul ka tirsan…
Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa Berri yeelanaya kulan ka mida Fadhiga 7-aad ee hadda socda iyadoo ajendayaasha hor yaalla uu ka…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa faragelin ku sameeyay xaalad ka dhalatay fal shalay ka dhcaay xarunta Madaxtooyada oo ciidamada…
Dowladda Soomaaliya ayaa soo saartay shuruud laga rabo inay buuxiyaan dadka u soo safraya dalka, kadib markii la furay diyaaradaha…
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni oo ka hadlay dhacdooyinkii la xiriiray is-casilaadii Ra’iisal wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre, isagoo digniin…
Madasha Xisbiyada Qaran ee ay hoggaamiyaan Madaxweynayaashii hore ee Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed…
Dhacdo lama filaan ah ayaa Galabta ka dhacday Xarunta Madaxtooyada Soomaaliya, kadib markii ciidamada Madaxtooyada ay si awood sheegasho ah…
Ra’iisal wasaare ku xigeenka Xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii-haya Mahdi Maxamed Guuleed ayaa xilkii ka qaaday Xoghayaha joogtada KMG ah…
Ururka Qareennada Soomaaliyeed ayaa ka horyimid magacaabista xubno ka tirsan Golaha Adeegga Garsoorka oo Golaha Wasiirada xilka sii haya ay ku…
Madaxweynaha maamulka Koonfur Galbeed ee Soomaaliya Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa maanta soo gaaray magaalada Muqdisho.
Guddiga KMG Doorashooyinka Puntland ayaa soo gebogabeeyay hannaankii diiwangelinta Ururada Siyaasadda Puntland ee soo bilowday 15-kii December 2019.
Kumanaan ka mida shacabka ku dhaqan Magaalada Muqdisho ayaa ku ciiday xaafadda Daarusalaam, oo ka mida xaafadaha ugu bilicda wanaagsan…
Wasiir ka tirsan xukuumadii dhacday ee Xasan Cali Kheyre ayaa la sheegay inuu qarka u saaran yahay in loo magacaabo…
Maamulka Hirshabeele ayaa xilkii ka qaaday Haweeneyda Duqa magaalada ka ahayd magaalada Beledweyne oo ahayd qofkii ugu horeysay ee haween…
Xisbiga Wadajir ee uu hoggaamiyo siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa ku eedeeyay xukuumadda dhacday ee Soomaaliya inay 30-kii July soo…
Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ayaa ka hor yimid magacaabidda Golaha Wasiirada ee xilka sii haya ay shalay ansxiyeen Golaha Adeegga…
Golaha Wasiirada xukuumadda Soomaaliya ee xilka sii heysa ayaa ansixisay magacaabidda 5 xubnood oo ka mida Golaha Adeegga Garsoorka, kaasoo…
