Browsing: Somali
Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa maanta la hor keenay eedeysane hore u leefay xabsi shan sano ah, kadib markii lagu…
Waxaa magaalada Dhuusamareeb ka furmay shir loogu gogol xaarayo wejiga labaad ee shirka wadatashiga Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Madaxda Dowladda…
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa si aan la fileyn olole uga bilaabay magaalada Dhuusmareeb, kaasoo uu ku doonayo inuu…
Boqorka dalka Sucuudiga Salmaan Bin C/casiis ayaa isbitaal loola cararray xalay, sida ay shaacisay Wakaalada Wararka Sacuudiga.
Ururrada Bulshada Rayidka ayaa beeniyay war ay baahisay Madaxtooyada Soomaaliya oo ku saabsan kulankii dhex maray madaxweynaha Soomaaliya ee ka…
Madaxtooyada Soomaaliya ayaa shaacisay in Ururrada Bulshada Rayidka ah ay u shegeen Madaxweyne Farmaajo inay inay rabaan Doorasho Qof iyo…
Qasaare dhimasho iyo dhaawac leh ayaa ka dhashay iska hor imaad magaalada Muqdisho ku dhex maray ciidamo ka kala tirsan…
Wararka laga helayo magaalada Dhuusamareeb ayaa sheegaya in Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam uu kulan gaara la yeeshay Madaxweyne Maxamed…
Faahfaahin dheeraad ah ayaa kasoo baxeysa nin hubeysan oo weerar ku qaaday Goob Mingiska lagu tumo oo ku taallada degmada…
Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland Saciid Cabdullaahi Deni ayaa caddeeyay waxa ay ku diideen Doorasho Qof iyo Cod ah sida ay…
Wiil dhalinyaro ah oo ka howlgala Wasaaradda Amniga Dowladda Federaalka ayaa ku dhintay qaraxii caawa ka dhacay magaalada Muqdisho.
War kasoo baxay Madaxtooyada Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Madaxweynaha SoomaaliyaMaxamed Cabdullaahi Farmaajo uu guddoomin doona Shirka Wadatashiga Dowladda Federaalka…
Qarax ayaa caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan agagaarka Isgoyska KM 4, dhinaca degmada Hodon ee magaalada Muqdisho.
Madaxweynaha Jubbaland Axmed Maxamed Islaam ayaa dib ugu laabtay galabta maqribkii magaalada Dhuusamareeb ee caafimadda Galmudug, kadib markii uu maanta…
Madaxweynaha Soomaaliya iyo wafdi la socda ayaa gaaray magaalada Dhuusamareeb ee xarunta Maamulka Galmudug.
Madaxweynaha Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa maanta oo booqashadiisii labaad maanta ku tegay Magaalada Cadaado ee Gobolka Galgaduud.
Wararka laga helayo magaalada Hargeysa ayaa sheegaya in ciidamada Nabasugidda Somaliland ay xasbiga dhigeen Milkiilaha Astaan TV oo xaruntiisu tahay…
Ra’iisal wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa socdaal kale saaka uga bilowday magaalada Asmara ee dalka Eritrea.
Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyip Erdogan ayaa uga digay dalka Masar inay faragelin ku sameyso dalka Libya, isagoo balanqaaday inuu sii…
Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa galabta ku sii jeeda magaalada Dhuusamareeb, iyadoo qabanqaabada soo dhoweyntiisa ay…
